{"id":1764,"date":"2011-07-05T12:30:11","date_gmt":"2011-07-05T12:30:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1764"},"modified":"2011-07-05T12:30:11","modified_gmt":"2011-07-05T12:30:11","slug":"madaxweyne-shariifka-soomaaliya-oo-xalay-saqdii-dhexe-muqdisho-soo-gaaray-ka-dib-markii-uu-horgeeyay-xukuumada-cusub-malazanawi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/madaxweyne-shariifka-soomaaliya-oo-xalay-saqdii-dhexe-muqdisho-soo-gaaray-ka-dib-markii-uu-horgeeyay-xukuumada-cusub-malazanawi\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Oo Xalay Saqdii Dhexe Muqdisho Soo Gaaray Ka Dib Markii Uu Horgeeyay Xukuumada Cusub Malazanawi"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/sharif2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1765\" title=\"sharif2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/sharif2-300x227.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"227\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/sharif2-300x227.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/sharif2.jpg 480w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Warar ay ka heshay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee warsom garoonka Aadan Cadde ayaa sheegaya in xalay saqdi dhexe oo halkaasi ka soo degtay Madaxweyne Shariikfka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo<\/p>\n<p>Ka dib markii ay ka soo duuleen Magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Eithopia halkaas oo ay kaga qeyb galeen shirka hogaamiyayayaasha Soomaaliya gumeysta ee Igaad loogu yeero<\/p>\n<p>Waxaana Madaxweyne Shariif uu Horgeeyay Malazanawi xukuumada uu ku dhawaaqi doono C\/Wali Maxamed Cali Gaas si uu u ansixiyo Malazanawi Xukuumadaasi<\/p>\n<p>Wararka ka soo baxaya shir ay wada yeesheen Zanawi iyo Shariif ayaa waxay Sheegayan in Shariif laga diiday Dhowr Wasiir oo ka mid noqon leheyd xukuumada gaas uu dhawaan ku dhawaaqi doono<\/p>\n<p>Waxaana Malazanawi uu soo jeediyay in xukuumadaani lagu daro rag ay ka mid yihiin<\/p>\n<p>Axmed C\/salaan Xaaji Aadanka u adeega Eithopia<\/p>\n<p>Saciid Qorsheel iyo Rag kale oo muhiim ah uu ka mid yahay C\/kariin Xasan Jaamac iyo C\/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, Maxamed C\/laahi Oomaar oo dhamaantooda ka mid ah xukuumadii Farmaajo wuxuuna Zanaawi xooga uu saaray labada qofood oo aan kor ku soo sheegnay kana midka aheyn xukuumadii Farmaajo inay ka mid noqdaan xukuumadaan cusub ee C\/wali Maxamaed Cali Gaas si ay fuliyaan danaha Eithopia ay ka leedahay Soomaaliya<\/p>\n<p>Xilli waliba oo laga dhawaaqo xukuumada cusub ayaa waxaa laga soo ansixiyaa Dalka Eithopia waxaana Dad Fara badan oo Soomaaliyeed ay og yihiin in Soomaaliya qeybta ay heysato TFG-da laga Maamula Magaalada Addis-Ababa ee xarunta Dalka Eithopia<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Warar ay ka heshay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee warsom garoonka Aadan Cadde ayaa sheegaya in xalay saqdi dhexe oo halkaasi ka soo degtay Madaxweyne Shariikfka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo Ka dib markii ay ka soo duuleen Magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Eithopia halkaas oo ay kaga qeyb galeen shirka hogaamiyayayaasha Soomaaliya gumeysta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1764","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1764"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1768,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1764\/revisions\/1768"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}