{"id":17607,"date":"2013-10-01T23:54:07","date_gmt":"2013-10-01T20:54:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17607"},"modified":"2013-10-02T00:06:49","modified_gmt":"2013-10-01T21:06:49","slug":"rwasaare-saacid-oo-meesha-ka-saarey-warar-sheegayey-in-uu-is-casilayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/rwasaare-saacid-oo-meesha-ka-saarey-warar-sheegayey-in-uu-is-casilayo\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Saacid oo meesha ka saarey warar sheegayey in uu is casilayo."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa meesha ka saarey warar leyla dhexmarayey oo sheegayey in uu is casilayo.<\/p>\n<p>R\/wasaare Saacid ayaa sida la sheegayo taageero ka heysta xildhibaanada barlamaanka soomaaliya iyo sidoo kale dawlada Turkiga oo saameyn ku leh dawlada soomaaliya iyagoo ka caawiya dhinacyo badan sida dib u dhiska dalka iyo kabista miizaaniyada dalka,waxaana soo ifbaxaya warar sheegaya in r\/w saacid ay Turkiga si wanaagsan isu fahamsanyihiin.<\/p>\n<p>Wararka ay heleyso wakaalada wararka warsom ayaa sheegaya in isfahamwaaga soo kala dhexgaley m\/weyne Xasan Sheekh iyo R\/wasare Saacid uu salka ku hayo khilaaf hore usoo kala dhexgaley labada marwo ee ay kala qabaan m\/weynaha iyo r\/wasaarah(mrw qamar iyo mrw casho iyadoo ay labada marwo ku kala fogaadeen mashruuc looga hortagayey kufsiga haweenka soomaaliyeed,laguna bixiyey lacag dhan 1.5 million dorlar.<\/p>\n<p>Inta badan bulshada soomaaliyeed ayaa filayey isbedel xaga xukuumada ah iyo wasiirada oo la badiyo hase yeeshee warka r\/wasaare saacid ayaa hadal heynta si kale u bedelaya in barlamaanka lagu kala baxo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa meesha ka saarey warar leyla dhexmarayey oo sheegayey in uu is casilayo. R\/wasaare Saacid ayaa sida la sheegayo taageero ka heysta xildhibaanada barlamaanka soomaaliya iyo sidoo kale dawlada Turkiga oo saameyn ku leh dawlada soomaaliya iyagoo ka caawiya dhinacyo badan sida dib u dhiska dalka iyo kabista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17607","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17607"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17611,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17607\/revisions\/17611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}