{"id":1756,"date":"2011-07-05T12:18:49","date_gmt":"2011-07-05T12:18:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1756"},"modified":"2011-07-05T12:18:49","modified_gmt":"2011-07-05T12:18:49","slug":"in-ka-badan-200-haween-oo-dowro-maanta-loogu-soo-gabagabeeyay-maanta-magaalda-bedhabo-ee-xarunta-gobolka-bay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/in-ka-badan-200-haween-oo-dowro-maanta-loogu-soo-gabagabeeyay-maanta-magaalda-bedhabo-ee-xarunta-gobolka-bay\/","title":{"rendered":"In Ka Badan 200 Haween Oo Dowro Maanta Loogu Soo Gabagabeeyay Maanta Magaalda Bedhabo ee Xarunta Gobolka Bay"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/astaanta-al-shabaabjp.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1757\" title=\"astaanta-al-shabaabjp\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/astaanta-al-shabaabjp-289x300.jpg\" alt=\"\" width=\"289\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/astaanta-al-shabaabjp-289x300.jpg 289w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/astaanta-al-shabaabjp.jpg 336w\" sizes=\"auto, (max-width: 289px) 100vw, 289px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Dowaradaan ayaa waxaa qabtay Maktabka dacwada ee Mujaahidiinta Al Shabaab gaar ahaan qeybta iyo bakool u qaabilsan dacwada<\/p>\n<p>Waxana dowradaan ka faaideystay in ka badan 200 haween ah oo ku dhaqan deeganada gobolada Bay iyo Bakool uu ka koobanyahay<\/p>\n<p>Haweenkaasi qaarkood oo la hadlay wariyaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom ee Magaalada Beydhabo ayaa waxay sheegeen inay ka faa&#8217;ideysteen dowradii maanta loogu soo gabagabeeyay isla markaana waxay balan qaadeen inay sii bari doonaan haweenka kale muslimaadka ah waxay soo barteen<\/p>\n<p>Ku xigeenka Madaxa Dacwada gobolka Bay iyo Bakool ayaa sheegay dhankiisa in dowradaani loo qabtay kor u qaadida aqoonta hablaha Muslimaadka ah ee ku dhaqan goboladaasi wuxuuna sheegy inay sii wadi doonaan barista haweenka diinta Islaamka<\/p>\n<p>Todoboaad ka hor ayay aheyd markii in ka badan 70 oday dhaqameed dowro loogu soo gabagabeeyay Magaalada Beydhabo dowradaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Markazka Dacwada ee Mujaahidiinta Al Shabaab<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya Dowaradaan ayaa waxaa qabtay Maktabka dacwada ee Mujaahidiinta Al Shabaab gaar ahaan qeybta iyo bakool u qaabilsan dacwada Waxana dowradaan ka faaideystay in ka badan 200 haween ah oo ku dhaqan deeganada gobolada Bay iyo Bakool uu ka koobanyahay Haweenkaasi qaarkood oo la hadlay wariyaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom ee Magaalada Beydhabo ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1756","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1756"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1759,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1756\/revisions\/1759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}