{"id":17546,"date":"2013-09-27T00:06:12","date_gmt":"2013-09-26T21:06:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17546"},"modified":"2013-09-27T00:51:23","modified_gmt":"2013-09-26T21:51:23","slug":"17546","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/17546\/","title":{"rendered":"Kismaayo Oo Xaalkeedu Allow Sahal Ah, Iyo Dadkii Shacabka Ahaa Oo Barakac Ku Dhaw."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo Oo Ah Xarunta Maamulka Jubba Oo Uu Hogaamiye Axmed Max&#8217;ed Islaam {Axmed Madowe} Ayaa Mudooyinkii u dambeeyay Waxaa Ka Jiray Amni Daro Aad U Baahsan Iyadoona Ay Dilal Iyo Dhac Ay Intaasi Sii Dheereed.  <\/p>\n<p>Maamulka KMG,Ah Ee Jubba Ayaa Dhowr jeer oo hore ku cel celiyay inay wax ka qabanayaan amni darada ku soo kordheysa Magaalada Kismaayo<br \/>\nWaxaana Waqti Walbo Ay Sheegaan In Ciidamada ammaanka ay sameeyaan howl galo, inkastoo aanay ku guuleysan inay soo qabtaan kooxiha Qaska Kuwado Halkaasi Inkastoo Shacabka Ku Dhaqan Halkaasi Ay Aamin Sanyihiin In Falalkaasi Ay Geestaan  Ciidamadda Raas-Kambooniyiinta.<\/p>\n<p>Magaalada Kismaayo ayaa waxaa gacanta ku haya Ciidamo ka socda AMISOM iyo kuwa Maamulka Jubba, kadib markii bishii October ee sanadkii hore ay la wareegeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo Oo Ah Xarunta Maamulka Jubba Oo Uu Hogaamiye Axmed Max&#8217;ed Islaam {Axmed Madowe} Ayaa Mudooyinkii u dambeeyay Waxaa Ka Jiray Amni Daro Aad U Baahsan Iyadoona Ay Dilal Iyo Dhac Ay Intaasi Sii Dheereed. Maamulka KMG,Ah Ee Jubba Ayaa Dhowr jeer oo hore ku cel celiyay inay wax ka qabanayaan amni darada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17546","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17546"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17550,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17546\/revisions\/17550"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}