{"id":17533,"date":"2013-09-25T21:59:59","date_gmt":"2013-09-25T18:59:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17533"},"modified":"2013-09-26T04:27:37","modified_gmt":"2013-09-26T01:27:37","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-gudi-sare-u-magacowday-shirka-dib-u-heshiisiinta-maamulka-jubba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/xukuumadda-soomaaliya-oo-gudi-sare-u-magacowday-shirka-dib-u-heshiisiinta-maamulka-jubba\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya Oo Gudi Sare U Magacowday Shirka Dib U Heshiisiinta Maamulka Jubba."},"content":{"rendered":"<p>Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, ahna Wasiirka Khayraadka Dalka, Ayaa wuxuu magacaabay guddi heer sare ah oo qaban-qaabin doona wejiga koobaad ee Shirka Dib-u-heshiisiinta oo lagu qaban doono Muqdisho 5-ta bisha Oktoobar 2013, iyadoo qeybta labaad ee nabad-dhisidda ahna lagu qaban doono magaalada Kismaayo Iyadoona Uu Ku Dhawaaqay Magacyada Xubnaha Guddiga:-<\/p>\n<p>1. Mudane Cabdikariim Xuseen GuuleedWasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka\/Guddoomiyaha Guddiga.<\/p>\n<p>2. Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi Wasiirka Warfaafinta, Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka.<br \/>\n3. Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi Wasiirka Gaashaan dhigga.<br \/>\n4. Mudane Faarax Sheekh C\/qaadir Wasiiru-Dawlaha Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa Waxa Ay u mahad-celineysaa dhamaan dhinacyadii ka qeyb-qaatay fududeynta heshiiskii Addis Ababa ee 27, August 2013, gaar ahaan Guddoonka Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee IGAD.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, ahna Wasiirka Khayraadka Dalka, Ayaa wuxuu magacaabay guddi heer sare ah oo qaban-qaabin doona wejiga koobaad ee Shirka Dib-u-heshiisiinta oo lagu qaban doono Muqdisho 5-ta bisha Oktoobar 2013, iyadoo qeybta labaad ee nabad-dhisidda ahna lagu qaban doono magaalada Kismaayo Iyadoona Uu Ku Dhawaaqay Magacyada Xubnaha Guddiga:- 1. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17533","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17534,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17533\/revisions\/17534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}