{"id":17485,"date":"2013-09-22T22:02:23","date_gmt":"2013-09-22T19:02:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17485"},"modified":"2013-09-23T03:08:34","modified_gmt":"2013-09-23T00:08:34","slug":"17485","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/17485\/","title":{"rendered":"&#8220;Sh.Cali Dheere&#8221; Mujaahidiintu Ku Jirto Xarunta {Westgate Mall} Waxaan Ugu Baaqayaa Iney Laayaan Maxaabiista Haddii Ay La Kulmaan Cadaadis."},"content":{"rendered":"<p>Dhaq Dhaqaaqa Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale ka warbixisay howlgalka labada maalmood qaatay oo ay ciidamo katirsan Shabaabka  ka wadaan Xarunta Gacsiga {Westgate Mall} Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Maxamuud Raage \u201cSh.Cali dheere\u201d, Afahayeenka Guud Ee Xarakada Al-Shabaab oo caawa shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta Ku Hadasha Afkooda ayaa sheegay in ciidankoodu weli ay heystaan dhismaha Westgate, Wuxuuna sheegay in dowladda Kenya iyo kuwa ka socda Isra\u2019iil ay isku dayeen in ay xoog ku galaan dhismaha Ay  heystaan Dagaalyahano Ka Tirsan Shabaab balse ay usuurtageli waysay wuxuuna ka digay in mujaahidiintu layn doonaan maxaabiista gacanta ugu jirta haddii laysku dayo adeegsiga awood Dheeri Ah.<\/p>\n<p>&#8220;Sheikh Cali Dhere\u201c Mujaahidiintu fasax ayay uqabaan in ay talaabo ka qaadaan maxaabiista  gacanta ugu jirta haddii cadawgu isku dayo in uu cadaadis saaro\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale Afahayeenka xarakada alshabaab ayaa ka hadlay war maanta kasoo yeeray Uhuru Kenyatta oo sheegayay in dowladda Kenya ay tirtiri doonto xarakada shabaabul Mujaahidiin Wuxuuna Yirri.<br \/>\n\u201cshacabka Kenya waxaan leenahay madaxweynaha doqonka ah yuusan idin sirin haddii ay mujaahidiinta tirtiri karaan ciidankooda Soomaaliya kusoo duulay oo Tuunjiyo ku xaara ayay xal uheli lahaayeen\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaq Dhaqaaqa Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale ka warbixisay howlgalka labada maalmood qaatay oo ay ciidamo katirsan Shabaabka ka wadaan Xarunta Gacsiga {Westgate Mall} Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya. Sheekh Cali Maxamuud Raage \u201cSh.Cali dheere\u201d, Afahayeenka Guud Ee Xarakada Al-Shabaab oo caawa shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta Ku Hadasha Afkooda ayaa sheegay in ciidankoodu weli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17485","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17485"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17490,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17485\/revisions\/17490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}