{"id":17474,"date":"2013-09-22T02:22:18","date_gmt":"2013-09-21T23:22:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17474"},"modified":"2013-09-23T04:03:45","modified_gmt":"2013-09-23T01:03:45","slug":"korneyl-barre-aadan-shire-hiiraale-oo-taageerey-ku-dhawaaqista-iyo-sameynta-maamul-goboleedka-koonfurgalbeed-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/korneyl-barre-aadan-shire-hiiraale-oo-taageerey-ku-dhawaaqista-iyo-sameynta-maamul-goboleedka-koonfurgalbeed-somalia\/","title":{"rendered":"Korneyl Barre Aadan Shire Hiiraale oo taageerey ku dhawaaqista iyo sameynta maamul goboleedka koonfurgalbeed somalia."},"content":{"rendered":"<p>Korneyl Barre  Aadan Shire bre hiiraale oo hore ugu hungoobey jubaland ayaa hadda u weecdey taageereyna maamul la sheegey in laga dhisayo baydhabo kaas oo loogu yeerey maamulgoboleedka koonfurgalbeed somaaliya.<\/p>\n<p>Korneyl Barre hiiraale oo sheegey in loo doortey m\/weynaha jubaland kadib markii uu si qarsoodi ah ku galey magaalada kismaayo,iyadoo markii lagaga adkaadeyna uu si qarsoodi ah muqdisho kusoo galey ayna probagando ahaan ahaa nin ku jira hawdka magaalada kismaayo sheegeyna in uu la dagaalamidoono ciidamada kenya,ayaa hada markale taageerey shirar ay beryahan lahaayeen odayaasha beelaha digil iyo mirif,isla markaana uu gudoomiyaha barlamaanku booqasho ku joogey baydhabo shirarkaas oo lagu doonayo maamul ka kooban lix gobol kaas oo gudomiye jawaari xalaal ka dhigey sameyntiisa,waxaana uu korneyl bare hiiraale uu markale doonayaa in uu halkana ku quusto bal in wax looga ogolyahey.<\/p>\n<p>Taageerada korneyl Bare Aadan hiiraale ayaa imanaya iyadoo prof jawaari uu sheegey in la dhisi karo maamul gobolleed ay leeyihiin gobolada dalka intii is dooneysa,iyadoo dhawaan barlamaanku ansixiyey xeerka maamul u sameynta gobolada iyo qaabka uu u dhismayo maamulada gobolada marka ay ka baxaan kmg,mana ogola xeerku oo waa kan u diidey maamulki ay ku dhawaaqeen dadka reer jubbaland kana dhigtey maamul kmg ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Korneyl Barre Aadan Shire bre hiiraale oo hore ugu hungoobey jubaland ayaa hadda u weecdey taageereyna maamul la sheegey in laga dhisayo baydhabo kaas oo loogu yeerey maamulgoboleedka koonfurgalbeed somaaliya. Korneyl Barre hiiraale oo sheegey in loo doortey m\/weynaha jubaland kadib markii uu si qarsoodi ah ku galey magaalada kismaayo,iyadoo markii lagaga adkaadeyna uu si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17474","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17474"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17481,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17474\/revisions\/17481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}