{"id":17464,"date":"2013-09-22T00:19:20","date_gmt":"2013-09-21T21:19:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17464"},"modified":"2013-09-22T00:39:06","modified_gmt":"2013-09-21T21:39:06","slug":"17464","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/17464\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheikh Oo Cambaareeyey Weerarkii Westgate Mall Ee Nairobi, Tacsina U Diray Shacabka Kenya."},"content":{"rendered":"<p>Prof. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa si xoogan waxa uu u cambaareeyay weerarka, maanta lagu Ekeeyay Suuqa ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha, ayaa weerarkaani Waxa uu ku macneeyay mid ay geysteen waxa uu ugu yeeray kuwo naxariis laawayaal ah sidoo kalena Waxa Uu weerarkaan ku sifeeyay mid lala eegtay dad aanu waxba galabsan, Isagoona xusay inay Soomaaliya si fiican u garaneyso, khasaaraha ay geysan karayaan weerarada noocaanoo kala.<\/p>\n<p>Ugu Dambeyn Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoysaska iyo asxaabta, ay dadkoodu ku dhinteen weerarka abaabulan ee lagu Qaaday Dhismaha, ku yaala Bartamaha Magaalada Nairobi Wuxuuna Madaxweynaha, u rajeeyay inay si deg deg ah uga soo kabsadaan, dadkii ku dhaawacmay weerarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa si xoogan waxa uu u cambaareeyay weerarka, maanta lagu Ekeeyay Suuqa ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya. Madaxweynaha, ayaa weerarkaani Waxa uu ku macneeyay mid ay geysteen waxa uu ugu yeeray kuwo naxariis laawayaal ah sidoo kalena Waxa Uu weerarkaan ku sifeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17464","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17464"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17469,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17464\/revisions\/17469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}