{"id":17444,"date":"2013-09-21T01:13:08","date_gmt":"2013-09-20T22:13:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17444"},"modified":"2013-09-21T01:13:08","modified_gmt":"2013-09-20T22:13:08","slug":"dawladda-ethiopia-oo-diyaaradaheeda-ka-mamnuucdey-maamulka-sland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/dawladda-ethiopia-oo-diyaaradaheeda-ka-mamnuucdey-maamulka-sland\/","title":{"rendered":"Dawladda ethiopia oo diyaaradaheeda ka mamnuucdey maamulka S\/land."},"content":{"rendered":"<p>Dawladda ethiopia ayaa  ka mamnuucdey diyaaradaheeda magaalooyinka ay maamulaan xukuumada somali land,iyadoon la ogeyn sababta rasmiga ah ee ka danbeysa go&#8217;aanka ay qaadatey ethiopia.<\/p>\n<p>Hore ayaa waxaa hawada somaliland looga celiyey ethiopian air markii ay s\/land ka xanaaqdey hawada soomaaliya oo lagu wareejiyey dawlada dhexe ee soomaaliya,iyadoo markii danbe laga wada hadley heshiisna laga gaarey.<\/p>\n<p>S\/land ayaa adduunka ictiraaf ka weydey mudo ka badan labaatan sano,ethiopia waxey aheyd saaxiib u dhaw s\/land,iyadoo aheyd dawladii ugu horeysey ee afrikaan ah ee sheegtey in ay s\/land ka furaneyso safaarad in badana u muujin jirtey s\/land in ay tahey dal madax banaan,waxaana arrintan aad uga caroodey dad badan oo s\/lander ah,waxaana ka hadley wasiirka u qaabilsan  s\/land duulista hawada iyo hawlaha guud maxamuud xaashi cabdi isagoo qeexey in wax aad looga xumaado go&#8217;aanka ay qaadatey dawlada ethiopia,waxeyna tani imaneysaa iyadoo dhawaan dalka ethiopia lagu heshiisiiyey dawlada federalka iyo maamulka kmg ee uu hugaamiyo Axmed Madoobe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda ethiopia ayaa ka mamnuucdey diyaaradaheeda magaalooyinka ay maamulaan xukuumada somali land,iyadoon la ogeyn sababta rasmiga ah ee ka danbeysa go&#8217;aanka ay qaadatey ethiopia. Hore ayaa waxaa hawada somaliland looga celiyey ethiopian air markii ay s\/land ka xanaaqdey hawada soomaaliya oo lagu wareejiyey dawlada dhexe ee soomaaliya,iyadoo markii danbe laga wada hadley heshiisna laga gaarey. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17444","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17444","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17444"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17448,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17444\/revisions\/17448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}