{"id":1744,"date":"2011-07-05T12:00:55","date_gmt":"2011-07-05T12:00:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1744"},"modified":"2011-07-05T12:00:55","modified_gmt":"2011-07-05T12:00:55","slug":"mid-ka-mid-ah-xubnaha-baarlamaanka-calooshood-u-shaqeystayaasha-ah-oo-sheegay-in-xilkaasi-uu-iskaga-tagay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/mid-ka-mid-ah-xubnaha-baarlamaanka-calooshood-u-shaqeystayaasha-ah-oo-sheegay-in-xilkaasi-uu-iskaga-tagay\/","title":{"rendered":"Mid Ka Mid Ah Xubnaha Baarlamaanka Calooshood U Shaqeystayaasha Ah Oo Sheegay In Xilkaasi Uu Iskaga Tagay"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/macow_bmp-for-web-normal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1745\" title=\"macow_bmp-for-web-normal\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/macow_bmp-for-web-normal-300x226.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"226\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/macow_bmp-for-web-normal-300x226.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/macow_bmp-for-web-normal.jpg 320w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Cali Cabid Cali (Cali Macow) oo ka tirsanaa xubnihii baarlamaanka calooshood u shaqeystayaasha ah ayaa is rasmi ah u shaaciyay in uu iska casilay baarlamaanka TFG-da ka dib markuu arkay in beesha gaalada ayna u dooneynin TFG-da hor u socod wuxuuna hoosta ka xariiqay inay u cadaatay in wax dowlad ah Soomaaliya ayna ka jirin<\/p>\n<p>Cali Cabdi Cali (Cali Macow) oo ka mid ahaa baarlamaanka Calooshood u shaqeystayaasha ah ayaa sheegay in mudo 2 sano ah uu ku guda jiray Baarlamaanka uuna ku soo biiray heshiiska Jabuuti ka dib<\/p>\n<p>Wuxuuna hoosta ka xariiqay in labadii sano ee la soo dhaafo ayna jirin wax qabad muuqada a oo ay qabatay TFG-da taasina ay ku qasabtay in uu isaga baxo gabi ahaanba TFG-da<\/p>\n<p>Wuxuuna ugu baaqay dhamaan baarlamaanka calooshoodo shaqeystayaasha ah inay iskaga baxaan baarlamaanka TFG-da isla markaana dhibaato ayna u horseedin Shacabka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Iscasiladaani Cali Macow ayaa waxay ku soo beegmeysaa xilli lagu kala diray baarlamaanka calooshood u shaqeystayaasha heshiiskii Kampala ay ku wada gaareen<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Cali Cabid Cali (Cali Macow) oo ka tirsanaa xubnihii baarlamaanka calooshood u shaqeystayaasha ah ayaa is rasmi ah u shaaciyay in uu iska casilay baarlamaanka TFG-da ka dib markuu arkay in beesha gaalada ayna u dooneynin TFG-da hor u socod wuxuuna hoosta ka xariiqay inay u cadaatay in wax dowlad ah Soomaaliya ayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1744","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1744"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1748,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1744\/revisions\/1748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}