{"id":17435,"date":"2013-09-21T14:51:25","date_gmt":"2013-09-21T11:51:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17435"},"modified":"2013-09-21T04:36:42","modified_gmt":"2013-09-21T01:36:42","slug":"shacabka-ku-dhaqan-magaalada-kismaayo-oo-ka-cabanaya-dhac-iyo-dilal-ay-ciidama-maamulka-jubba-u-geestaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/shacabka-ku-dhaqan-magaalada-kismaayo-oo-ka-cabanaya-dhac-iyo-dilal-ay-ciidama-maamulka-jubba-u-geestaan\/","title":{"rendered":"Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Kismaayo Oo Ka Cabanaya Dhac Iyo Dilal Ay Ciidama Maamulka Jubba U Geestaan."},"content":{"rendered":"<p>Dadkaani Ka Cabanaya Ciidamada Maamulka Oo Uu Hogaanka U Hayo Axmed Max&#8217;ed Islaam {Axmed Madowe} Ee Jubba Ayaa Waxa Ay Sheegeen In Dhibaato Xoogan Ay Ku Qabaan Iyagoona Tilmaamay Ciidamadaasi In Ay U Geestaan Falal Isugu Jira Dhac,Dilal Iyo Kufsi.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Dadkaani Ayaa Carabka Ku Dhuftay Hogaamiye Axmed Madowe In Uu La Socdo Ciidamadaani Dhibaatada Ay Ku Hayaan Dadka Rayidka Ah Islamarkaani Ilaa Iyo Haatan Uusan Waxba Ka QabaninIney Iyagoona Codsi U Soo Jeediyey Madaxda Sar Sare Ee Dowlada Soomaaliya Iney Wax Ka Qabtaan Dhibaateynta Ay Shacabka Ku Hayaan Maleeshiyaadka Maamulka Axmed Madowe.<\/p>\n<p>Cabashadaani Ka Soo Yeereysa Dadka Shacabka Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Kismaayo Kuwaasoo Sheegaya In Ay Dhibaato Ku Hayaan Ciidamada Maamulka Jubba Ee Axmed Madowe Ayaa Imaanaya Xilli Dhowr Jeer Oo Hore Halkaasi Ay Ka Dheceen Falal Ay Ciidamada Maamulka Jubba Ku Dhibaateynayaa Dadka Shacabka Ah Waxaana Jirin Ilaa Iyo Waqtigaan Hadal Kasoo Yeeray Masuuliyiinta Dowlada Kaasoo Ku Aadan Dhibaateynta Ay Ciidamada Maamulka Jubba Ku Hayaan Shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadkaani Ka Cabanaya Ciidamada Maamulka Oo Uu Hogaanka U Hayo Axmed Max&#8217;ed Islaam {Axmed Madowe} Ee Jubba Ayaa Waxa Ay Sheegeen In Dhibaato Xoogan Ay Ku Qabaan Iyagoona Tilmaamay Ciidamadaasi In Ay U Geestaan Falal Isugu Jira Dhac,Dilal Iyo Kufsi. Sidoo Kale Dadkaani Ayaa Carabka Ku Dhuftay Hogaamiye Axmed Madowe In Uu La Socdo Ciidamadaani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17435","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17435","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17435"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17435\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17442,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17435\/revisions\/17442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}