{"id":17432,"date":"2013-09-20T01:39:50","date_gmt":"2013-09-19T22:39:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17432"},"modified":"2013-09-20T02:05:06","modified_gmt":"2013-09-19T23:05:06","slug":"17432","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/17432\/","title":{"rendered":"Golaha Waziiradda Xukuumada Saacid Oo Kulan Dhinacyo Badan Looga Hadlay Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Kulan Maanta Ay Yefsheen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Ahaa kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba xaaladdaha guud ee dalka.<\/p>\n<p>Shirka ayaa ugu horeyntii waxay golaha Wasiiradu dhegeysteen warbixin la xariirta amniga, taasoo lagu sheegay in ciidamada amnigu ay wadeen todobaadkan howlgalo ay ku beegsanayaan kooxo nabadiid ah kuwaasoo maleegayay qorshayaal ka dhan ah amniga, waxayna xuseen in howlgaladan mid ka mid ah lagu soo qabtay xubno ka tirsan Al shabaab, oo uu ku jiro nin gacanyare u ahaa Abuu-mansuur Al Amriki oo ahaa nin heysta dhalashada Mareykanka, lana rumeysan yahay in dagaal dhex maray labo kooxood oo ka wada tirsan Al shabaab uu ku dhintay.<\/p>\n<p>G<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan Maanta Ay Yefsheen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Ahaa kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba xaaladdaha guud ee dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17432","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17432"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17436,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17432\/revisions\/17436"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}