{"id":17421,"date":"2013-09-19T21:29:21","date_gmt":"2013-09-19T18:29:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17421"},"modified":"2013-09-19T21:34:28","modified_gmt":"2013-09-19T18:34:28","slug":"17421","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/17421\/","title":{"rendered":"Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid Waqtiyada Soo Socda Uu Xilka Iska Casili Doono."},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra&#8217;iisul Wazaaraha Xukuumada Soomaaliya Ayaa La Sheegay In Uu Qortay Warqad Oo Uu Istaqaalo Wareejin Ah Taasoo Uu Xilka Iskaga Casilayo.<\/p>\n<p>Mr.Saacid Ayaa Maalmahanba Waxa Saarnaa Cadaadis Kaga Imaanayo Dhanka Golaha Baarlamaanka Taasoo Ay Xildhibaanada Baarlamaanka Intoodii Badan Ay Wadeen Mooshin Ka Dhan Ah Xukuumada Uu Horkacayo Waxaana La Xaqiijiyey In Uu La Sugayo Madaxweynaha In Uu Ku Wareejiyo Warqada Uu Xilka Isaga Casilayo Waqtiyada Soo Socdana Ku Dhawaaqi Doono.<\/p>\n<p>Mooshinkaani Ay Maalmahanba Wadeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaali Sababtayna In Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid Uu Qoro Warqad Uu Xilka Isaga Casilayo Ayaa Timid Xilli Ay Waziirada Xukuumada Saacid Ay Sanadkaani Gudaheeda Ay Ku Dhawaaqeen In Shirkada S.K.A Laga Wareejin Doono Maamulka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Iyadoo Aan La Hordhigin Mudanayaasha Baarlamaanka Taasina Ay Sababtay In Ay Xildhibaanada Baarlamaanka Ka Caroodaan Arintaasi. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra&#8217;iisul Wazaaraha Xukuumada Soomaaliya Ayaa La Sheegay In Uu Qortay Warqad Oo Uu Istaqaalo Wareejin Ah Taasoo Uu Xilka Iskaga Casilayo. Mr.Saacid Ayaa Maalmahanba Waxa Saarnaa Cadaadis Kaga Imaanayo Dhanka Golaha Baarlamaanka Taasoo Ay Xildhibaanada Baarlamaanka Intoodii Badan Ay Wadeen Mooshin Ka Dhan Ah Xukuumada Uu Horkacayo Waxaana La Xaqiijiyey In [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17421","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17421","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17421"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17421\/revisions\/17427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}