{"id":17408,"date":"2013-09-18T23:59:16","date_gmt":"2013-09-18T20:59:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17408"},"modified":"2013-09-19T00:07:43","modified_gmt":"2013-09-18T21:07:43","slug":"sheekh-xasan-daahir-aweys-oo-ka-badbaadey-in-xabsiga-dhexe-loo-dhaadhiciyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/sheekh-xasan-daahir-aweys-oo-ka-badbaadey-in-xabsiga-dhexe-loo-dhaadhiciyo\/","title":{"rendered":"Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka badbaadey in xabsiga dhexe loo dhaadhiciyo."},"content":{"rendered":"<p>sheekh xasan daahir aweys oo mudoba gacanta ugu jirey dawlada federalka ayaa maanta ka badbaadey in xabsiga dhexe loo gudbiyo,iyadoo la filayey in xoriyadiisa uu dib u hello hase ahaatee warkaasi uu noqdey lamood noqonse weydey. odayaasha beelaha uu kasoo jeedo sh xasan daahir aweys iyo odayaashi cadaado ka soo wadey ayaa carro aad u daran ka qaadey warkaas,waxeyna dadaal kadib ku guuleysteen in la joojiyo gudbinta shekha xabsiga loogudbiyo,waxaana loogu laab qaboojiyey in shekha loo soo celiyo telefonkii kumbuterki xaaskiisa oo hore loogu diideyna loo ogolaadey,iyadoo raali gelina loo sheegey iyadoo lamid ah maaweeladii hore u socon jirtey,baroortuna ay orgiga ka weyntahey. in shekha xabsiga loo dhaadhico ayaa imaneysa iyadoo m\/weynuhu safar shaqo debedda ah ugu maqanyahey,isla markaana madaxweynuhu hore u sheegey in aan waxba loo qabsaneyn soomaalida fekerka shabaab qaba balse ajnebiga aan waxba loo heyn in ay dalka isaga baxaan mooyee<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>sheekh xasan daahir aweys oo mudoba gacanta ugu jirey dawlada federalka ayaa maanta ka badbaadey in xabsiga dhexe loo gudbiyo,iyadoo la filayey in xoriyadiisa uu dib u hello hase ahaatee warkaasi uu noqdey lamood noqonse weydey. odayaasha beelaha uu kasoo jeedo sh xasan daahir aweys iyo odayaashi cadaado ka soo wadey ayaa carro aad u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17408","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17408"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17414,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17408\/revisions\/17414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}