{"id":17402,"date":"2013-09-17T23:13:52","date_gmt":"2013-09-17T20:13:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17402"},"modified":"2013-09-19T01:39:37","modified_gmt":"2013-09-18T22:39:37","slug":"mid-ka-mid-ah-ganacsatada-waa-weyn-ee-suuqa-bakaaraha-oo-maanta-lagu-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/mid-ka-mid-ah-ganacsatada-waa-weyn-ee-suuqa-bakaaraha-oo-maanta-lagu-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Mid Ka Mid Ah Ganacsatada Waa Weyn Ee Suuqa Bakaaraha Oo Maanta Lagu Dilay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Rag Ku Hubeysnaa Biskoolado Ayaa Waxa Ay Maantey Magaalada Muqdisho Ku dileen mid kamid ah xubnihii Sheekh Xasan Daahir Aweys, ka soo kaxeysay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud Keenayna Gudaha Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Marxuumkaani oo lagu magacaabi jiray Faarax Shidane, (Faarax Yare), ayaa waxaa lagu dilay Xaafadda Taleex Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Waxaana Laba nin oo bistoolado ku hubeysneyd, ay rasaas ku La Dhacday, xilli uu ka soo gaari uu la socday Ka Soo Dagayey.<\/p>\n<p>Kooxihii dilka geystay ayaa goobtaasi isaga baxsaday, waxaana adkaatay in raggaasi gacanta lagu soo dhigo Mana Jirto Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Banaadir ka hawlgala, oo gaaray goobta lagu dilay Faarax Shidane, cid ay dilkiisa u soo qab qabteen.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Faarax Shidane, ayaa wuxuu kamid ahaa ganacsatada Suuqa Bakaaraha, iyadoo aan la ogeyn waxa dhabta ah ee keentay in la dilo Iyadoona Ilaa Iyo Waqtigaan Ayna Jirin cid sheegatay Masuuliyada dilka Faarax Shidane, sidoo kalana majiraan wax war ah oo ka soo baxay dhanka Dowladda, oo ku aadan dilka marxuumka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rag Ku Hubeysnaa Biskoolado Ayaa Waxa Ay Maantey Magaalada Muqdisho Ku dileen mid kamid ah xubnihii Sheekh Xasan Daahir Aweys, ka soo kaxeysay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud Keenayna Gudaha Magaalada Muqdisho. Marxuumkaani oo lagu magacaabi jiray Faarax Shidane, (Faarax Yare), ayaa waxaa lagu dilay Xaafadda Taleex Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Waxaana Laba nin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17402","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17402"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17406,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17402\/revisions\/17406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}