{"id":17396,"date":"2013-09-17T21:56:22","date_gmt":"2013-09-17T18:56:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17396"},"modified":"2013-09-17T21:56:22","modified_gmt":"2013-09-17T18:56:22","slug":"ruux-hubeysnaa-oo-weerar-ku-qaaday-xarun-ciidama-badda-ay-ku-leeyihiin-magaalada-washiton-ee-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/ruux-hubeysnaa-oo-weerar-ku-qaaday-xarun-ciidama-badda-ay-ku-leeyihiin-magaalada-washiton-ee-maraykanka\/","title":{"rendered":"Ruux Hubeysnaa Oo Weerar Ku Qaaday Xarun Ciidama Badda Ay Ku Leeyihiin Magaalada Washiton Ee Maraykanka."},"content":{"rendered":"<p>Weerar hubeysan Ayaa lagu qaaday xarunta Ciidamada Bada ee ku taal magaalada Washington ee caasimada dalka Maraykanka Waxaana<br \/>\nWeerarkan lagu dilay ugu yaraan 12 qof, iyadoo dhaawacyaduna intaasi ka badan yihiin.<\/p>\n<p>Falkaani Weerarka Ah ayaa keenay in gebi ahaan la xiro wadooyinka xaruntaasi iyo waliba Airporka magaalada Washington Iyadoona<br \/>\nWeerarkan la xaqiijiyey inuu geystay hal nin oo lagu magacaaboAaron Alexesoo horey uga soo tirsanaan jiray ciidamada Bada, balse sanadkii 2011 shaqada laga fariisiyey.<\/p>\n<p>Muddooyinkii danbe ayaa la sheegay inuu ninkan shaqo shibil ah ka hayey xaruntaasi Waxaana<br \/>\nIska horimaad ku dhexmaray xaruntaasi ciidamada Booliiska iyo ninkan hubeysan lagu dilay ninkaasi weerarka soo qaaday, iyadoona sidoo kale jiraan askar ka tirsan Booliiska oo iska horimaadkaasi dhimasho iyo dhaawacyo kasoo gaartay.<\/p>\n<p>Barack Obama Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku tilmaamay weerarkaasi mid fuleynimo ah. Illaa iyo hada macada sababta uu ninkan u weeraray xaruntaasi Ay Degnaayeen Ciidamada Badda Ee Dalkaasi Mareykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerar hubeysan Ayaa lagu qaaday xarunta Ciidamada Bada ee ku taal magaalada Washington ee caasimada dalka Maraykanka Waxaana Weerarkan lagu dilay ugu yaraan 12 qof, iyadoo dhaawacyaduna intaasi ka badan yihiin. Falkaani Weerarka Ah ayaa keenay in gebi ahaan la xiro wadooyinka xaruntaasi iyo waliba Airporka magaalada Washington Iyadoona Weerarkan la xaqiijiyey inuu geystay hal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17396","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17396"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17400,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17396\/revisions\/17400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}