{"id":1739,"date":"2011-07-05T11:55:20","date_gmt":"2011-07-05T11:55:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1739"},"modified":"2011-07-05T11:55:20","modified_gmt":"2011-07-05T11:55:20","slug":"maamulada-xubin-iyo-xeeb-iyo-galmudug-oo-ku-baaqay-in-la-joojiyo-dagaalada-ka-jira-qeybo-ka-mid-ah-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/maamulada-xubin-iyo-xeeb-iyo-galmudug-oo-ku-baaqay-in-la-joojiyo-dagaalada-ka-jira-qeybo-ka-mid-ah-mudug\/","title":{"rendered":"Maamulada Xubin Iyo Xeeb Iyo Galmudug Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalada Ka Jira Qeybo Ka Mid Ah Mudug"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/SAM_0021-300x2251.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1741\" title=\"SAM_0021-300x225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/SAM_0021-300x2251.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Tiiceey iyo Caalin oo kala ah hogaamiyayaasha Maamulada Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka u dhaxeeya Maleeshiyaad ka soo wada jeeda gobolka Mudug<\/p>\n<p>Waxayna labadaan mussul ay ku baaqeen in la joojiyo dagaalka u dhaxeeya Maleeshiyaad beeleedka ka soo jeeda Maamulada Xubin iyo Xeeb iyo Galmudug isla markaana ay joojiyaan dagaalka u dhaxeeya<\/p>\n<p>Waxay labada masuul intaa ay ku dareen in dagaalka wiil uuna ka dhalan hasa yeeshee wiil uu ku dhinto sidaas awgeedna ay haboontahay dagaalka si shuruud la&#8217;aan ah loo joojiyo<\/p>\n<p>Hadalkaan ka soo yeeray hogaamiyayaasha Maamulada Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa wuxuu imaanayaa xili maalmihii ugu dambeeyay dagaal u dhaxeeyay beelo walaala ah oo wada dega deegaanada Mudug uu ka taagnaa deegaano ka tirsan gobolka Mudug<\/p>\n<p>waxaana dagaalkaasi ku nafwaayay in ka badan 20 qofood halka tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen inta uu dagaaalka socday<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Tiiceey iyo Caalin oo kala ah hogaamiyayaasha Maamulada Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka u dhaxeeya Maleeshiyaad ka soo wada jeeda gobolka Mudug Waxayna labadaan mussul ay ku baaqeen in la joojiyo dagaalka u dhaxeeya Maleeshiyaad beeleedka ka soo jeeda Maamulada Xubin iyo Xeeb iyo Galmudug isla markaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1739","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1743,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1739\/revisions\/1743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}