{"id":17387,"date":"2013-09-16T23:39:21","date_gmt":"2013-09-16T20:39:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17387"},"modified":"2013-09-17T00:53:25","modified_gmt":"2013-09-16T21:53:25","slug":"sheikh-xasan-daahir-oo-lagu-wado-in-dhawaan-loo-soo-wareejiyo-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/sheikh-xasan-daahir-oo-lagu-wado-in-dhawaan-loo-soo-wareejiyo-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sheikh Xasan Daahir Oo Lagu Wado In Dhawaan Loo Soo Wareejiyo Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Max&#8217;ed Macalin Xoghayihii Arrimaha Dibada ee Ururkii Xisbul Islaami ayaa sheegay inay ka war heleen in Xasan Dahir Aweys loo wareejinayo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, isagoo ka deyriyay xaalada Sheekha.<\/p>\n<p>Maxamed Macalin oo shir jaraa&#8217;id qabtay ayaa sheegay in shir uga furmay Xisbul Islaam magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in shirkan uu yahay mid ay ka qeyb galayaan saraakiisha xisbiga, maadaama hal sano ay ka soo wareegatay markii ay go&#8217;aasadeen inay dib uga baxaan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 16-Sep, waxaa shir uga bilowday Muqdisho ururka Xisbul Islaam, shirkaas oo looga arinsanayo ajandayaal dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaalada dalka, in muddo ahba Xisbiga xog uruurin shirar gooni gooni ayuu waday, in xubnaha xisbiga talo ka bixiyaan aragtiga xaalada dalka in laga arinsado Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir oo hada xiran, iyo barnaamijka uu qaatay Xisbiga ee nabada iyo dib u heshiisiinta wadada loo marayo in la qodobeeyo&#8221;ayuu yiri Maxamed Macalin.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in mar dhoweyd uu Sheekh Xasan Dahir uu ugu tagay Xarunta Nabadsugida, xilli maqrib aheyd, isla markaana xilliyada uu Soomo ay aheyd Wadaadka, isla markaana uu xaalad adag heysato, sida raashinka.<\/p>\n<p>&#8220;Mar dhowaan aan ku booqday xasbiga goor maqrib aheyd maalmo uu soomi jiray aheyd, wuxuu noo sheegay daruufta xabsiga ku heysa aanay u saamaxeyn inuu soomo, cunta xumida ka jirta xabsiga waxaa maqalnay in Xabsiga Dhexe loo gudbinayo oo la saarayo Maxkamad Milateri&#8221;ayuu yiri Maxamed Macalin.<\/p>\n<p>Sheekh Xasan Dahir ayaa muddo saddex bilood gacanta dowladda Soomaaliya ku jira, iyadoo dhowaan magaalada Muqdisho uu ka dhacay shirar looga hadlay sii deyntiisa, waxaana jiray shuruudo la hor dhigay wadaadka oo ku saabsan sii deyntiisa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Max&#8217;ed Macalin Xoghayihii Arrimaha Dibada ee Ururkii Xisbul Islaami ayaa sheegay inay ka war heleen in Xasan Dahir Aweys loo wareejinayo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, isagoo ka deyriyay xaalada Sheekha. Maxamed Macalin oo shir jaraa&#8217;id qabtay ayaa sheegay in shir uga furmay Xisbul Islaam magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in shirkan uu yahay mid ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17387","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17389,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17387\/revisions\/17389"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}