{"id":17368,"date":"2013-09-15T23:43:37","date_gmt":"2013-09-15T20:43:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17368"},"modified":"2013-09-16T03:54:49","modified_gmt":"2013-09-16T00:54:49","slug":"kulanka-barlamaanka-soomaaliya-oo-koramka-laaantiis-u-baaqdey-kalfadhiguna-uu-shaley-furmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/kulanka-barlamaanka-soomaaliya-oo-koramka-laaantiis-u-baaqdey-kalfadhiguna-uu-shaley-furmey\/","title":{"rendered":"Kulanka barlamaanka soomaaliya oo koramka la&#8217;aantiis u baaqdey kalfadhiguna uu shaley furmey."},"content":{"rendered":"<p>Kalfadhiga barlamaanka soomaaliya oo furmey shaley ayaa maanta baaqdey kooramki oo buuxsamiwaayey awgeed.<\/p>\n<p>Arintan oo ceeb ku ah xubnaha barlamaanka iyadoo qaarkood ay qirteen waxaana la dareemayaa in ay jiraan isfahamwaa siyaasadeed in ay soo dhexgaleen,kuwaasoo aan wali si fiican wali usoo shaac bixin.<\/p>\n<p>Waxey koramkan buuxsami waayey uu kusoo beegmayaa iyadoo mooshin ka dhan ah xukuumada uu diyaarsanyahey,taas oo la doonayo in kalsoonida lagala noqdo xukuumada uu hugaamiyo cabdi faarax shirdoon saacid.<\/p>\n<p>Waxaana sidoo kale jira kacdoon iyo diidmo ku wajahan m\/weyne xasan sheekh maxamuud,waxeyna tani xasuusineysaa dad badan muranki dawladihii kmg ahaa ee aynu soo dhaafney.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kalfadhiga barlamaanka soomaaliya oo furmey shaley ayaa maanta baaqdey kooramki oo buuxsamiwaayey awgeed. Arintan oo ceeb ku ah xubnaha barlamaanka iyadoo qaarkood ay qirteen waxaana la dareemayaa in ay jiraan isfahamwaa siyaasadeed in ay soo dhexgaleen,kuwaasoo aan wali si fiican wali usoo shaac bixin. Waxey koramkan buuxsami waayey uu kusoo beegmayaa iyadoo mooshin ka dhan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17368","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17368"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17373,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17368\/revisions\/17373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}