{"id":17357,"date":"2013-09-14T22:11:54","date_gmt":"2013-09-14T19:11:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17357"},"modified":"2013-09-14T23:59:16","modified_gmt":"2013-09-14T20:59:16","slug":"kooxo-biskoolado-ku-hubeysneyd-oo-galabta-wiil-dhalinyaro-ah-ku-dilay-isgoyska-ex-control-balcad-ee-dhuruwaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/kooxo-biskoolado-ku-hubeysneyd-oo-galabta-wiil-dhalinyaro-ah-ku-dilay-isgoyska-ex-control-balcad-ee-dhuruwaa\/","title":{"rendered":"Kooxo Biskoolado Ku Hubeysneyd Oo Galabta Wiil Dhalinyaro Ah Ku Dilay Isgoyska Ex-Control Balcad Ee D\/Huruwaa."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo bastoolado ku hubeysneyd ayaa galabta Ex Koontarool Balcad ee degmada Huriwaa ku dilay wiil dhalinyaro ahaa<br \/>\nSida ay Inoo sheegayaan dadka deegaanka wiilka dhalinyarada ayaa la sheegay inuu xaafada ku cusbaa, iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn sababta loo dilay, iyadoo ay baxsadeen kooxihii dilka Geestay.<\/p>\n<p>Ruuxaani dhalinyarada ee la dilay ayaa da&#8217;diisa lagu qiyaasay 22-25, waxaana dadka deegaanku sheegeen in goor dambe meydkiisa ka qaadeen dad ehelo la ahaa Waxaana markii Uu dilka dhacay lagu kala cararay laamiga Ex Koontarool, halkaasoo ay soo gaareen ciidamo ka tirsan dowladda oo howl galo ka sameeyay Xaafadahaasi.<\/p>\n<p>Falalkaani Ah Dilalka qorsheysan ee ka dhaca degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa geysta rag bastoolado ku hubeysan oo aan heybtooda la garan, mana jirto Inta Badan in la soo qabto Ama La Ogaado Ujeedkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo bastoolado ku hubeysneyd ayaa galabta Ex Koontarool Balcad ee degmada Huriwaa ku dilay wiil dhalinyaro ahaa Sida ay Inoo sheegayaan dadka deegaanka wiilka dhalinyarada ayaa la sheegay inuu xaafada ku cusbaa, iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn sababta loo dilay, iyadoo ay baxsadeen kooxihii dilka Geestay. Ruuxaani dhalinyarada ee la dilay ayaa da&#8217;diisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17357","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17357"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17360,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17357\/revisions\/17360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}