{"id":17333,"date":"2013-09-13T22:58:54","date_gmt":"2013-09-13T19:58:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17333"},"modified":"2013-09-15T00:53:52","modified_gmt":"2013-09-14T21:53:52","slug":"sh-c-casiis-abu-muscab-axmed-madowe-iyo-ilaaladiisaba-qasaaso-xoogan-beynu-ku-gaarsiinay-qaraxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/sh-c-casiis-abu-muscab-axmed-madowe-iyo-ilaaladiisaba-qasaaso-xoogan-beynu-ku-gaarsiinay-qaraxa\/","title":{"rendered":"&#8220;Sh.C\/ Casiis Abu Muscab&#8221; Axmed Madowe Iyo Ilaaladiisaba Qasaaso Xoogan Beynu Ku Gaarsiinay Qaraxa."},"content":{"rendered":"<p>Sh.C\/ Casis Abu-Muscab Oo Ah Afahayenka Dhanka Howlgalada Al Shabaab Ayaa Wuxuu  Ka hadlay weerarkii Khamiistii ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Isagoona Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabab, la hadlay Warbaahinta Ku Hadasha afka Shabaabka, uu sheegay in weerar ismiidaamin ah, ay la eegteen kolonyo uu la socday Madaxa Maamulka Jubba iyo Masuuliyiin kaloo ka tirsan Maamulkiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay inay weerarkaasi ku dileen 17 ruux, iyadoo 10 kamid ah uu ku sheegay Ciidanka Ilaalada Sheekh Axmed Madoobe, halka 7-da kalana uu ku sheegay, inay isugu jiraan Saraakiil Ciidan iyo weliba Masuuliyiin.<\/p>\n<p>Abu Muscab ayaa Sidoo kale wuxuu sheegay inay weerarkaan ku dhaawacayn Sheekh Axmed Maxamed Islaam, oo uu ku eedeeyay in uu dalka uu ku soo hogaamiyay cadow, sida uu yiri Islamarkaana Ay Sii Wadi Doonaan Bartilmaameedsiga Axmed Madowe Iyo Shaqaalihiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sh.C\/ Casis Abu-Muscab Oo Ah Afahayenka Dhanka Howlgalada Al Shabaab Ayaa Wuxuu Ka hadlay weerarkii Khamiistii ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Isagoona Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabab, la hadlay Warbaahinta Ku Hadasha afka Shabaabka, uu sheegay in weerar ismiidaamin ah, ay la eegteen kolonyo uu la socday Madaxa Maamulka Jubba iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17333","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17333"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17341,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17333\/revisions\/17341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}