{"id":17327,"date":"2013-09-12T23:24:04","date_gmt":"2013-09-12T20:24:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17327"},"modified":"2013-09-15T01:12:33","modified_gmt":"2013-09-14T22:12:33","slug":"weerar-gaari-walxaha-qarxa-laga-soo-buuxshey-oo-lagu-dhuftey-axmed-madoobe-kolonyo-uu-la-socdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/weerar-gaari-walxaha-qarxa-laga-soo-buuxshey-oo-lagu-dhuftey-axmed-madoobe-kolonyo-uu-la-socdey\/","title":{"rendered":"Weerar gaari walxaha qarxa laga soo buuxshey oo lagu dhuftey Axmed Madoobe kolonyo uu la socdey."},"content":{"rendered":"<p>Qarax gaari walxaha qarxa laga soo buuxshey ayaa waxaa lagu qarxiyey axmed madoobe oo ah hugaamiyaha maamulka kmg ee jubba.<\/p>\n<p>Hugaamiye axmed madoobe oo dib ugu noqdey magaalada kismaayo kadib booqasho uu ku tagey magaalada muqdisho iyadoo laga amba qaadayo heshiiskii dhawaan lagu gaarey dalka ethiopia,lana filayo in kismaayana ay tegi doonaan madaxda dawlada federalka ah,waxaana maanta lagu qaadey weerar ay sheegteen xarakada dagaalyahanada alshabaab,waxeyna maamuus soo dhaweyn ah uga dhigeen qarax la diyaariyey oo lagu darey gaadiidki soo dhaweynayey hugaamiyaha kmg ee jubba Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Axmed madoobe oo intii uu muqdisho joogey degenaa xarunta nabadsugida maama khadiija cabsi laga qabo dagaalyahanada Alshabaab,wuxuuna siyaabo kala gooni gooni ah ula shirayey beelo kala duwan Axmed madoobe,si uu usoo dhiso maamulka uu hugaamiyo axmed madoobe qeybaha ka dhiman,sida kuxigeenadiisa iyo gudiga fulinta.<\/p>\n<p>Qeybo beelaha dega kismaayo ayaa qaadacey la kulanka Axmed madoobe halka uu kalsooni ka helayo dawlada federalka ayuu axmed madoobe la kulmayaa weeraro ay ku qaadayaan xarakada alshabaab,iyadoo weerarkan uu imanayo xili dhawaan axmed madoobe iyo ciidamadiisu ay uga adkaadeen kooxo isbaheystey,isagoo garab ka helayey ciidamada kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax gaari walxaha qarxa laga soo buuxshey ayaa waxaa lagu qarxiyey axmed madoobe oo ah hugaamiyaha maamulka kmg ee jubba. Hugaamiye axmed madoobe oo dib ugu noqdey magaalada kismaayo kadib booqasho uu ku tagey magaalada muqdisho iyadoo laga amba qaadayo heshiiskii dhawaan lagu gaarey dalka ethiopia,lana filayo in kismaayana ay tegi doonaan madaxda dawlada federalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17327","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17327"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17331,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17327\/revisions\/17331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}