{"id":17309,"date":"2013-09-11T17:05:19","date_gmt":"2013-09-11T14:05:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17309"},"modified":"2013-09-13T03:03:24","modified_gmt":"2013-09-13T00:03:24","slug":"waadada-isku-xirta-n04-iyo-airporka-oo-laga-qaadey-dhagxaan-hore-loo-dhigey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/waadada-isku-xirta-n04-iyo-airporka-oo-laga-qaadey-dhagxaan-hore-loo-dhigey\/","title":{"rendered":"Waadada isku xirta N04 iyo airporka oo laga qaadey dhagxaan hore loo dhigey."},"content":{"rendered":"<p>Dhagxaantii la dhigey wadada isku xirta airporka iyo no4 ayaa dib looga qaadey iyadoo bulshada qeybaheeda kala duwan ay hore uga cawdeen.<\/p>\n<p>Wadadan oo ah mid muraayada magaalada laga fiiriyo ayaa dad badan oo magaalada muqdisho dib ugu soo laabtey niyad jab ku ridey markii ay indhahoodu qabteen dhagxaanta difaaca dagaalka u muuqda.<\/p>\n<p>Dhagxantan oo aan wax amni ah keeneyn in ay amni darro abuuraan mooyee ayaa laqaadey,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo 7\/09\/2013 ay ku dhinteen dad ka badan 50 qof maal iyo hanti farabadanina ku burbureen,cid qaadatey masuuliyad darada shacabka lagu hayana ma jirto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhagxaantii la dhigey wadada isku xirta airporka iyo no4 ayaa dib looga qaadey iyadoo bulshada qeybaheeda kala duwan ay hore uga cawdeen. Wadadan oo ah mid muraayada magaalada laga fiiriyo ayaa dad badan oo magaalada muqdisho dib ugu soo laabtey niyad jab ku ridey markii ay indhahoodu qabteen dhagxaanta difaaca dagaalka u muuqda. Dhagxantan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17309","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17309"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17314,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17309\/revisions\/17314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}