{"id":17295,"date":"2013-09-09T23:57:49","date_gmt":"2013-09-09T20:57:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17295"},"modified":"2013-09-10T00:02:28","modified_gmt":"2013-09-09T21:02:28","slug":"mweyne-xasan-shekh-oo-hiiraan-ka-yimid-una-ambabaxey-shdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/mweyne-xasan-shekh-oo-hiiraan-ka-yimid-una-ambabaxey-shdhexe\/","title":{"rendered":"M\/weyne xasan shekh oo hiiraan ka yimid una ambabaxey sh\/dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan shekh maxamud ayaa dib ugu soo laabtey dalka isagoo isla waqtigii uu muqdisho yimid isagoo ka yimid gobolka hiiraan galey safar xaga dhulka ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa u ambabaxey gobolka sh\/dhexe isagoo siimarey degmada balcad ee gobolka sh\/dhexe waxaana wadada laamiga ah safnaa dadweyne aad ugu faraxsanaa kormeerka madaxweynuhu ku kala bixinayo gobolada dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>M\/weyne xasan sheekh oo maanta gaarey xarunta gobolka sh\/dhexe deg.jawhar,isagoo shacabka gobolkaas u sheegey in ay doortaan madaxna ka dhigtaan qofkii ay doonayaan,wuxuuna hadalkaasi dhawac ku yahey maamulka uu hugaamiyo cabdi jiinow calasow oo ah maamul kmg ah oo la magacaabey.<\/p>\n<p>Safarkan m\/weynuhu ku kala bixinayo gobolada dalka ayaa imanaya iyadoo dhawaan dawladu ka qeybgeli doonta shirka dalka beljemka ee brucels.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan shekh maxamud ayaa dib ugu soo laabtey dalka isagoo isla waqtigii uu muqdisho yimid isagoo ka yimid gobolka hiiraan galey safar xaga dhulka ah. Madaxweynaha ayaa u ambabaxey gobolka sh\/dhexe isagoo siimarey degmada balcad ee gobolka sh\/dhexe waxaana wadada laamiga ah safnaa dadweyne aad ugu faraxsanaa kormeerka madaxweynuhu ku kala bixinayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17295","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17295"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17302,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17295\/revisions\/17302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}