{"id":17289,"date":"2013-09-09T00:38:36","date_gmt":"2013-09-08T21:38:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17289"},"modified":"2013-09-09T00:38:36","modified_gmt":"2013-09-08T21:38:36","slug":"mweyne-ismaaciil-cumar-geellaha-dalka-jabuuti-oo-la-filayo-in-uu-booqasho-ku-yimaado-magaalada-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/mweyne-ismaaciil-cumar-geellaha-dalka-jabuuti-oo-la-filayo-in-uu-booqasho-ku-yimaado-magaalada-bweyne\/","title":{"rendered":"M\/weyne Ismaaciil Cumar Geellaha dalka jabuuti oo la filayo in uu booqasho ku yimaado magaalada B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka jamhuuriyada jabuuti ismaaciil cumar geelle ayaa lagu soo waramayaa in uu ku soo jeedo magaalada b\/weyne oo caawa uu ku hoyanayo m\/weyne xasan sheekh oo safar aan lasii shaacin oo cirka ah ku tagey magaalo madaxda gobolka hiiraan ee B\/weyne.<\/p>\n<p>Xasan shekh maxamud ayaa markii labaad b\/weyne tagey tan iyo markii la doortey,waxaana la filayaa in uu qeybaha bulshada gobolka ku qanciyo mudo u kordhin maamulki gobolka oo waqtiga xilku ka idlaadey.<\/p>\n<p>Sidoo kale m\/weynaha ayaa ku soo dhaweynaya m\/weynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele oo ciidamo dalkiisa ahi ku suganyihiin magaalada b\/weyne kuwaasoo qeyb ka ah ciidamada Amisom ee soomaaliya ku sugan.<\/p>\n<p>Booqashadan lama filaanka ah ee m\/weynuhu ku tagey gobolka hiiraan ayaa kusoo beegantey xilli shaley ay ku dhinteen qaraxyo qorsheysan dad ka badan 45 qof maqaayad ku taal meel u dhaw guriga hooyooyinka,kuwaas oo leyntooda ay sheegteen xarakada dagaalyahanada Alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka jamhuuriyada jabuuti ismaaciil cumar geelle ayaa lagu soo waramayaa in uu ku soo jeedo magaalada b\/weyne oo caawa uu ku hoyanayo m\/weyne xasan sheekh oo safar aan lasii shaacin oo cirka ah ku tagey magaalo madaxda gobolka hiiraan ee B\/weyne. Xasan shekh maxamud ayaa markii labaad b\/weyne tagey tan iyo markii la doortey,waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17289","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17289"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17293,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17289\/revisions\/17293"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}