{"id":17265,"date":"2013-09-05T00:50:30","date_gmt":"2013-09-04T21:50:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17265"},"modified":"2013-09-05T00:50:30","modified_gmt":"2013-09-04T21:50:30","slug":"suuqa-bakaaraha-oo-ciidamada-amniga-iyo-kuwa-amisom-hareereeyeensababo-amni-awgood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/suuqa-bakaaraha-oo-ciidamada-amniga-iyo-kuwa-amisom-hareereeyeensababo-amni-awgood\/","title":{"rendered":"Suuqa bakaaraha oo ciidamada amniga iyo kuwa Amisom hareereeyeen,sababo amni awgood."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada amniga oo gacan ka helaya kuwa Amisom ayaa hareereeyey suuqa weyn ee bakaaraha iyagoo gelaya guryaha sheegayana in ay ku raadjoogaan dad ay ku tuhmayaan in ay amniga suuqa bakaaraha khal khal ku hayaan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada hawlwadaag ayaa ku eedeeyey amni darada suuqa bakaaraha ganacsatada isagoo sheegey in ay iyagu is dhibaateynayaan talaabana laga qaadi doono cid kasta oo amniga wax u dhimeysa,gudoomiyaha degmada hawlwadaag jacfar ayaa dib u soo celiyey waddooyin degmada dhexdeeda si sharci darro ah loo dhex degey loona dhistey.<\/p>\n<p>Hadalka gudoomiye jacfar ayaa kusoo beegmaya iyadoo qaraxyada iyo amni darada magaalada dhan laga dareemayo waqti kastana dhegahaagu saacad kasta maqlayaan qarax ama xabado leysweydaarsanayo oo aan la ogeyn cidda sida tooska ah uga danbeysa in la maqlo sheegashada dagaalyahanada Alshabaab mooyee.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amniga oo gacan ka helaya kuwa Amisom ayaa hareereeyey suuqa weyn ee bakaaraha iyagoo gelaya guryaha sheegayana in ay ku raadjoogaan dad ay ku tuhmayaan in ay amniga suuqa bakaaraha khal khal ku hayaan. Gudoomiyaha degmada hawlwadaag ayaa ku eedeeyey amni darada suuqa bakaaraha ganacsatada isagoo sheegey in ay iyagu is dhibaateynayaan talaabana laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17265","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17265"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17269,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17265\/revisions\/17269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}