{"id":17259,"date":"2013-09-04T22:51:51","date_gmt":"2013-09-04T19:51:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17259"},"modified":"2013-09-05T03:03:57","modified_gmt":"2013-09-05T00:03:57","slug":"mweynaha-jamhuuriyada-soomaaliya-oo-muqdisho-kusoo-laabtey-kadib-booqasho-uu-marka-ku-tagey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/mweynaha-jamhuuriyada-soomaaliya-oo-muqdisho-kusoo-laabtey-kadib-booqasho-uu-marka-ku-tagey\/","title":{"rendered":"M\/weynaha jamhuuriyada soomaaliya oo muqdisho kusoo laabtey kadib booqasho uu marka ku tagey."},"content":{"rendered":"<p>Soo noqoshada m\/weyne xasan sheekh oo aan aheyn kii dhulka ayaa isu bedeley safar xaga hawada ah iyadoo wararka qaar sheegayaan sababo xaga amniga in m\/weynuhu cirka usoo marey.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in weerar lagu qaadey wufuudi m\/weynaha la socdey oo iyagu dhulka soo marey,iyadoon la ogeyn qasaaraha kala gaarey ilaalada wufuuda iyo kuwa weerarka ku qaadey.<\/p>\n<p>Soo noqoshada m\/weynaha ayaa timid iyadoo la filayey in m\/weynuhu dhawr cisho joogo uuna la wada kulmo beelaha wada dega gobolka sh\/hoose ayna isa soo tarayaan cabasho ka imaneysa qaar kamid ah xildhibaanada beelaha wada dega gobolkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soo noqoshada m\/weyne xasan sheekh oo aan aheyn kii dhulka ayaa isu bedeley safar xaga hawada ah iyadoo wararka qaar sheegayaan sababo xaga amniga in m\/weynuhu cirka usoo marey. Wararka qaar ayaa sheegaya in weerar lagu qaadey wufuudi m\/weynaha la socdey oo iyagu dhulka soo marey,iyadoon la ogeyn qasaaraha kala gaarey ilaalada wufuuda iyo kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17259","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17259"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17263,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17259\/revisions\/17263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}