{"id":17257,"date":"2013-09-04T06:19:43","date_gmt":"2013-09-04T03:19:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17257"},"modified":"2013-09-04T06:19:43","modified_gmt":"2013-09-04T03:19:43","slug":"mweyne-faroole-oo-booqasho-ku-jooga-adisababa-dalkaasi-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/mweyne-faroole-oo-booqasho-ku-jooga-adisababa-dalkaasi-ethiopia\/","title":{"rendered":"M\/weyne Faroole oo booqasho ku jooga adisababa dalkaasi ethiopia."},"content":{"rendered":"<p>Booqashadaan uu ku joogo dalka ethiopia m\/weyne faroole ayaa waxaa la sheegayaa kadib heshiiski dhawaan lagu gaarey adisababa,waxaana jirtey in hore loogu diidey in uu shirkaas kasoo qeyb galo. <\/p>\n<p>C\/raxmaan faroole oo khal khal siyaasadeed hada heysto ayey isbaheysi lahaayeen maamulka axmed madoobe loo aqoonsadey oo uu faroole kasoo horjeestey,isagoo waayey dawlad goboleed la aqoonsanyahey,wuxuuna cabsi ka qabaa in puntland loogu yimaado sida axmed madoobe oo juhdi badan u galey sidii uu jubooyinka maamulgobeleed uga hirgelinlahaa balse ku hungoobey.<\/p>\n<p>M\/weyne faroole ayaa xiriirka u jarey gabihaanba dawlada federalka soomaaliya isagoo ku tilmaamey taasi in ay keentey wada shaqeyn la&#8217;aan ka timid dawlada iyo dastuurka oo qodobo muhiim ah laga saarey,lamana oga sida ethiopia ugu guuleysan karto heshiisiinta puntland iyo dawlada dhexe ee soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booqashadaan uu ku joogo dalka ethiopia m\/weyne faroole ayaa waxaa la sheegayaa kadib heshiiski dhawaan lagu gaarey adisababa,waxaana jirtey in hore loogu diidey in uu shirkaas kasoo qeyb galo. C\/raxmaan faroole oo khal khal siyaasadeed hada heysto ayey isbaheysi lahaayeen maamulka axmed madoobe loo aqoonsadey oo uu faroole kasoo horjeestey,isagoo waayey dawlad goboleed la aqoonsanyahey,wuxuuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17257","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17257"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17260,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17257\/revisions\/17260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}