{"id":17251,"date":"2013-09-03T23:12:36","date_gmt":"2013-09-03T20:12:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17251"},"modified":"2013-09-05T04:09:50","modified_gmt":"2013-09-05T01:09:50","slug":"dab-sababay-qasaaro-oo-ka-gacay-degmada-hodan-iyo-iyo-damintiisa-oo-lagu-guulaystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/dab-sababay-qasaaro-oo-ka-gacay-degmada-hodan-iyo-iyo-damintiisa-oo-lagu-guulaystay\/","title":{"rendered":"Dab Sababay Qasaaro oo ka Gacay Degmada Hodan iyo iyo Damintiisa oo lagu Guulaystay."},"content":{"rendered":"<p>Dabkani maanta ka kacay agagaarka daarta Seypiano ee  magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu socday in ka badan 3 saacadood ka dib markii uu dab qabsaday booyado shidaal oo halkaasi lagu iibinayay, inkastoo gawaarida dab damiska ah ay ku guuleysteen inay damiyaan dabkaasi, iyadoo gawaaridaasi ay ka kala socdeen AMISOM, Shirkadda Hormuud,  iyo maamulka gobalka Banaadir.<br \/>\nDabkaasi ayaa waxaa uu sababay bur burka hanti aad u fara badan iyadoo ay booqdeen goobta uu dabka kacay mas\u2019uuliyiin ka socotay maamulka gobolka Banaadir oo ka qeyb qaadanayay daminta dabka.<br \/>\nUgu danbeyntii Xoghayaha guud ee maamulka gobalka Banaadir C\/kaafi Hilowle Cismaan oo ka hadlay goobta uu dabka kacay ayaa sheegay inay qiimeyn ku sameyn doonaan dabka kacay halka shidaalka lagu iibinayay iyo waxyaabaha sababay dabka, isagoo digniin u diray dadka shidaalka ku iibiya magaalada muqdisho, waxaa uu sheegay inaysan aqbali doonin in magaalada ay dhex yaalaan booyado shidaal oo sababi dhibaato soo gaarta shacbiga Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabkani maanta ka kacay agagaarka daarta Seypiano ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu socday in ka badan 3 saacadood ka dib markii uu dab qabsaday booyado shidaal oo halkaasi lagu iibinayay, inkastoo gawaarida dab damiska ah ay ku guuleysteen inay damiyaan dabkaasi, iyadoo gawaaridaasi ay ka kala socdeen AMISOM, Shirkadda Hormuud, iyo maamulka gobalka Banaadir. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17251","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17251"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17252,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17251\/revisions\/17252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}