{"id":1725,"date":"2011-07-02T18:02:30","date_gmt":"2011-07-02T18:02:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1725"},"modified":"2011-07-02T18:02:30","modified_gmt":"2011-07-02T18:02:30","slug":"rwasaaraha-soomaali-ameerikaanka-ah-oo-kulan-la-yeeshay-maanta-xildhibaano-calooshood-u-shaqeystayaal-ah-oo-ka-soo-jeeda-beesha-hawiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/rwasaaraha-soomaali-ameerikaanka-ah-oo-kulan-la-yeeshay-maanta-xildhibaano-calooshood-u-shaqeystayaal-ah-oo-ka-soo-jeeda-beesha-hawiye\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha Soomaali Ameerikaanka Ah Oo Kulan La Yeeshay Maanta Xildhibaano Calooshood U Shaqeystayaal Ah Oo Ka Soo Jeeda Beesha Hawiye"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/35491.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1728\" title=\"3549\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/35491-239x300.jpg\" alt=\"\" width=\"239\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/35491-239x300.jpg 239w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/35491.jpg 288w\" sizes=\"auto, (max-width: 239px) 100vw, 239px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Kulankaani oo ka dhacay guriga C\/wali Gaas ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano ka tirsan TFG-da kana soo jeeda beesha hawiye<\/p>\n<p>Xildhibaanadaan Calooshood u shaqeystayaasha ah ayaa sheegay in ay kala hadleen C\/wali Maxamed Cali Gaas Arimo ku aadan Xukuumada Cusub uu soo dhisayo<\/p>\n<p>Xildhibaan Waqaa oo ka mid ah xildhibaanada Calooshood u shaqeystayaasha ah ayaa u sheegay warbaahinta in ay kala hadleen R\/wasaaraha Cusub ee Soomaali Ameerikaanka Xaalada Dalka Soomaaliya iminka uu marayo iyo xuukamada cusub uu soo dhisayo iyo xubnaha hawiyo ay ku yeelan karaan<\/p>\n<p>Waqaa ayaa ku sheegay tirada xildhibaanada calooshood u shaqeystayaasha ah in ay gaaryaanaa 92 xildhibaan oo ka soo jeeda beesha hawiye<\/p>\n<p>C\/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maalmihii ugu dambeeyay wuxuu waday kulamo uu la qaadanayo xildhibaanada calooshood u shaqeystayaasha ah iyo sidoo kale odayaasha 4 jeeb layaasha ah kuwaas uu kala tashanayo xukuumada cusub uu soo dhisay o<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii uu hanjabaad kulul Faroole uu u jeediyay C\/wali Maxamed Cali Gaas hanjabaadaasi oo ku wajahneyd Gaas inuu siiyo xubnaha ugu firfircoon ee xukuumada uu ka dhigo dad ka soo jeeda Deeganada Puntland<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Kulankaani oo ka dhacay guriga C\/wali Gaas ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano ka tirsan TFG-da kana soo jeeda beesha hawiye Xildhibaanadaan Calooshood u shaqeystayaasha ah ayaa sheegay in ay kala hadleen C\/wali Maxamed Cali Gaas Arimo ku aadan Xukuumada Cusub uu soo dhisayo Xildhibaan Waqaa oo ka mid ah xildhibaanada Calooshood u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1725","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1731,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1725\/revisions\/1731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}