{"id":17247,"date":"2013-09-03T23:04:38","date_gmt":"2013-09-03T20:04:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17247"},"modified":"2013-09-03T23:04:38","modified_gmt":"2013-09-03T20:04:38","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-madaxweynaha-soomaaliya-oo-safar-dhulka-ah-maanta-ku-tegay-magaalada-marka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/wafdi-uu-hogaaminayo-madaxweynaha-soomaaliya-oo-safar-dhulka-ah-maanta-ku-tegay-magaalada-marka\/","title":{"rendered":"Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar Dhulka ah Maanta ku Tegay Magaalada Marka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan, Wasiiradda, Cadaaladda , Gaashaandhigga, Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Taliyayaasha Ciidamadda Xooga iyo Nabad Sugidda ayaa maanta gaaray magaaladda Marka ee Xarunta Gobolka  Sh\/Hoose.<br \/>\nMadaxweynaha oo saaka safar dhulka kaga baxay magaaladda Muqdisho ayaa  ku hakadey  degaanka No 50 halkaasi uu kula hadlay  boqlaal qof oo ka tirsan dadka degaanka islamar-kaana ka dhageystay tallooyinka ay u soo jeediyeen duqeyda degaanka ka dibna halkaasi safarkii dhulka ahaa ka sii watay.<br \/>\nWaxaa magaaladda Marka ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh , Maamulka  Gobolka Sh\/Hoose iyo kan Degmadda Marka , Saraakiisha ciidamadda  iyo  Shacabka magaaladda .<br \/>\nUjeedda Safarka Madaxweynahu ee magaaladda Marka  iyo degaanadda kale ayaa ah  baahinta nidaamka  Dowladnimo ee goboladda dalka , dib-uheshisiinta, la tasshiyada bulshadda Shirweynahayaasha Qaran ee ka socda Muqdisho, Shirka 16 September Burgles  iyo aragtida fog ee Dowladda ee ah in doorashooyin  dhacaan 2016.<br \/>\n\u201cMa jirto haba-yaraatee wax carqalad ah ee uu la kulmay Madaxweynaha iyo wafdiga , waan la soconaa Kooxaha nabad diidka  wax-yaalaha ay baahiyeen laakin xaqiiqdu waxey tahay in si nabad ah Madaxweynahu uu ku gaaray Marka\u201d Ayuu yiri Afhayeenka Madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Cumar Yariisoow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan, Wasiiradda, Cadaaladda , Gaashaandhigga, Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Taliyayaasha Ciidamadda Xooga iyo Nabad Sugidda ayaa maanta gaaray magaaladda Marka ee Xarunta Gobolka Sh\/Hoose. Madaxweynaha oo saaka safar dhulka kaga baxay magaaladda Muqdisho ayaa ku hakadey degaanka No 50 halkaasi uu kula hadlay boqlaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17247","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17247"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17250,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17247\/revisions\/17250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}