{"id":17216,"date":"2013-09-02T01:14:01","date_gmt":"2013-09-01T22:14:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17216"},"modified":"2013-09-02T04:10:39","modified_gmt":"2013-09-02T01:10:39","slug":"17216","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/09\/17216\/","title":{"rendered":"Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamada Nabad Sugida Oo Qarax Loogu Xiray Gaarisiisa Ku Geeriyooday."},"content":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa caawa qarax walxaha qarxa oo gaarigiisa lagu xirey ku geeryoodey ex s\/xle Qaasim Taakow isagoo ka tirsanaa hey&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadaha.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale qaraxa ku dhaawacmey askeri ilaalo u ahaa kaas oo cisbitaalka loola cararey,waxaana goobta ku basbeeley gaarigii qaraxa lagu xirey,mana jiro cid loo qabtey qaraxa,iyo cid sheegatey in ay ka danbeysey.<\/p>\n<p>Qaraxyada oo ah kuwo jooto ka ah magaalada muqdisho ayaa hadana kani imanayaa xili la filayo in shirar dib u heshiineed lagu qabto magaaladan muqdisho,waxaa lala xiriirinayaa in ay ka danbeeyaan dagaalyahanada xarakada Alshabaab oo lagu yaqaan in ay qaababkan oo kale u naafeeyaan cid kastoo kasoo horjeedo muslim sheego ama gaal ahoow&#8217;e.    <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa caawa qarax walxaha qarxa oo gaarigiisa lagu xirey ku geeryoodey ex s\/xle Qaasim Taakow isagoo ka tirsanaa hey&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadaha. Waxaa sidoo kale qaraxa ku dhaawacmey askeri ilaalo u ahaa kaas oo cisbitaalka loola cararey,waxaana goobta ku basbeeley gaarigii qaraxa lagu xirey,mana jiro cid loo qabtey qaraxa,iyo cid sheegatey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17216","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17216","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17216"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17226,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17216\/revisions\/17226"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}