{"id":17205,"date":"2013-08-31T03:16:57","date_gmt":"2013-08-31T00:16:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17205"},"modified":"2013-08-31T03:29:12","modified_gmt":"2013-08-31T00:29:12","slug":"taliyaha-ciidanka-xogga-dalka-jen-indha-qarsho-oo-ka-qeyb-galey-furitaanka-qeybta-21aad-ee-ku-taal-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/taliyaha-ciidanka-xogga-dalka-jen-indha-qarsho-oo-ka-qeyb-galey-furitaanka-qeybta-21aad-ee-ku-taal-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidanka xogga dalka jen. Indha qarsho oo ka qeyb galey furitaanka qeybta 21&#8217;aad ee ku taal dhuusamareeb."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta markale dib u hawl galey xerada qeybta 21&#8217;aad ee gobolada dhexe taas oo ciidamada xogga dalka soomaaliyeed ay lahaayeen.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka xogga dalka soomaaliyeed gen. Indha qarsho oo furitaanka xerada ka qeyb galey ayaa sheegey in xeradan ay adeegsan doonaan ciidamada xogga ee ka hawlgalaya gobolada dhexe ee aysan aheyn mid u adeegeysa galguduud oo kaliya,dhamaana maamulada laga doonayo in ay wadashaqeyn la yeeshaan ciidanka xogga dalka soomaaliyeed,sidoo kalena waxaa goobta ka hadley gud.gobolka galguduud dhawaan dawlada dhexe magacawdey Xuseen cirfo iyo masuuliyiin kale oo heer gobol ah.<\/p>\n<p>Furitaanka qeybta 21&#8217;aad ee gobolada dhexe ayaa imaneysa iyadoo dhawaan la geeyey cutub ciidanka xoga dalka ah halkaas kuwaas oo bilaw u noqondoona ciidamada xogga dalka oo la doonayo in dib loo abuuro si dawlada soomaaliya uga maaranto ciidamada shisheeye ee hadda taageera nidaamka dawliga ah ee soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidamadda xogga dalka soomaaliya ayaa lahaan jirey qeybo iyo saldhigyo ay ka hawlgalaan waana qeybtan tii ugu horeysey ee ay dib u hantaan iyagoo kuwa kalena gaaridoona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta markale dib u hawl galey xerada qeybta 21&#8217;aad ee gobolada dhexe taas oo ciidamada xogga dalka soomaaliyeed ay lahaayeen. Taliyaha ciidanka xogga dalka soomaaliyeed gen. Indha qarsho oo furitaanka xerada ka qeyb galey ayaa sheegey in xeradan ay adeegsan doonaan ciidamada xogga ee ka hawlgalaya gobolada dhexe ee aysan aheyn mid u adeegeysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17205","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17205"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17209,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17205\/revisions\/17209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}