{"id":17197,"date":"2013-08-30T04:43:03","date_gmt":"2013-08-30T01:43:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17197"},"modified":"2013-08-30T04:57:07","modified_gmt":"2013-08-30T01:57:07","slug":"wufuudii-dawlada-uga-qeyb-gashey-heshiiska-adissababa-oo-dalka-kusoo-laabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/wufuudii-dawlada-uga-qeyb-gashey-heshiiska-adissababa-oo-dalka-kusoo-laabtey\/","title":{"rendered":"Wufuudii dawlada uga qeyb gashey heshiiska Adissababa oo dalka kusoo laabtey.."},"content":{"rendered":"<p>Wufuudii ka socotey dawlada federalka soomaaliya uuna hugaaminayey wasirudawlaha madaxtooyada faarax shekh c\/qaadir ayaa dalka dib ugu soo laabtey,iyagoo sheegey in ay aad ugu faraxsanyihiin sida heshiisku u dhacey.<\/p>\n<p>Wasirudawlaha faarax sheekh c\/qaadir oo saxaafada kula hadley garoonka Aadan cadde ee magaaladan muqdisho ayaa yiri waan ku faraxsannahey heshiiska dhinaca dawladda federalkuna wey fulineysaa heshiiska hadii alle idmo,intii gacan ka geysateyna waan u mahad celineynaa.<\/p>\n<p>Soo noqoshada wufuuda heshiiska soo saxiixdey ayaa kusoo beegantey iyadoo golaha xukuumadu heshiiska taageereen,shir ay ku yeesheen xafiiska r\/wasaaraha soomaaliya dr saacid,sidoo kalena banaanbaxyo shirka lagu ayidayo ayaa kismaayo ka dhacey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wufuudii ka socotey dawlada federalka soomaaliya uuna hugaaminayey wasirudawlaha madaxtooyada faarax shekh c\/qaadir ayaa dalka dib ugu soo laabtey,iyagoo sheegey in ay aad ugu faraxsanyihiin sida heshiisku u dhacey. Wasirudawlaha faarax sheekh c\/qaadir oo saxaafada kula hadley garoonka Aadan cadde ee magaaladan muqdisho ayaa yiri waan ku faraxsannahey heshiiska dhinaca dawladda federalkuna wey fulineysaa heshiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17197","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17197"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17202,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17197\/revisions\/17202"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}