{"id":17153,"date":"2013-08-27T00:07:52","date_gmt":"2013-08-26T21:07:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17153"},"modified":"2013-08-30T03:19:19","modified_gmt":"2013-08-30T00:19:19","slug":"maamulka-shabelaha-dhexe-oo-sheegay-inuu-soo-gaaray-qalab-looga-hortagayo-fatahaadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/maamulka-shabelaha-dhexe-oo-sheegay-inuu-soo-gaaray-qalab-looga-hortagayo-fatahaadaha\/","title":{"rendered":"Maamulka Shabelaha Dhexe oo SHeegay inuu Soo gaaray Qalab looga hortagayo Fatahaadaha."},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda ICRC ayaa Qalab ka heshay Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe kaasi ooka  caawinayso dadka deegaanka inay ugu hortagaan Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo biyo keenay kuna fatahay deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.<br \/>\nGuddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabelaha DHexe Yuusuf Cabdi Cabdulle ayaa Shir Jaraa\u2019id uu maanta ku qabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in dhawaan guddiga masiibooyinka ay ku wareejiyeen qalab looga hortagayo fatahaadaha uu wabiga shabeelle sameeyay islamarkaasna ay ku wareejiyeen Hay\u2019adda ICRC oo howlahaas kala shaqeen doonto maamulka gobolka.<br \/>\nWabiga Shabeelle ayaa dhawaan fatahaado ka sameeyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabelaha Dhexe waxaana uu sababay Barakacaaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda ICRC ayaa Qalab ka heshay Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe kaasi ooka caawinayso dadka deegaanka inay ugu hortagaan Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo biyo keenay kuna fatahay deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabelaha DHexe Yuusuf Cabdi Cabdulle ayaa Shir Jaraa\u2019id uu maanta ku qabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17153","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17156,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17153\/revisions\/17156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}