{"id":17151,"date":"2013-08-27T00:08:15","date_gmt":"2013-08-26T21:08:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17151"},"modified":"2013-08-27T05:09:53","modified_gmt":"2013-08-27T02:09:53","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-ayaa-ka-codsatay-shacabka-inay-kala-shaqeeyaan-amaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-ayaa-ka-codsatay-shacabka-inay-kala-shaqeeyaan-amaanka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa ka codsatay Shacabka inay kala shaqeeyaan Amaanka."},"content":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id uu Maanta ku qabtay magaalada Xamar wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka Jaamac Axmed Maxamed ayaa ka hadlay arrimo badan oo dhanka amaanka ah.<br \/>\nWasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladda Somalia Jaamac Axmed ayaa ka codsaday shacabka Somaliyeed inay kala shaqeeyaan Hay\u2019adaha Amaanka sidii loo adkeen lahaa amaanka islamarkaasna ay ugu qeyb qaadan lahaayeen xasilinta iyo deganaanshaha magaalada Xamar iyo guud ahan dalka.<br \/>\nDhawaanahan ayaa waxaa kusoo badanayay amaan darro baahsan dalka gaar ahaan magalada Xamar iyadoo maanta Xarunta Madaxtooyada lagu dillay askari ka tirsan ciidamada dowladda Somalia.<br \/>\nSi kastaba lama oga sida uu u dhaqan gali lahaa hadalka Wasiir ku xigeenka uu ugu codsaday shacabka Somaliyeed inay kala shaqeeyaan amaanka xilli si weyn loo dhaleeceenayo howlaha ciidadama Amaaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id uu Maanta ku qabtay magaalada Xamar wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka Jaamac Axmed Maxamed ayaa ka hadlay arrimo badan oo dhanka amaanka ah. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladda Somalia Jaamac Axmed ayaa ka codsaday shacabka Somaliyeed inay kala shaqeeyaan Hay\u2019adaha Amaanka sidii loo adkeen lahaa amaanka islamarkaasna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17151","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17157,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17151\/revisions\/17157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}