{"id":17126,"date":"2013-08-25T21:44:31","date_gmt":"2013-08-25T18:44:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17126"},"modified":"2013-08-25T21:44:57","modified_gmt":"2013-08-25T18:44:57","slug":"wasiirka-gaashandhigga-oo-sheegay-in-caddaaladda-la-horkeeni-doonno-askarigii-dhaawacay-taliyihii-guutada-2-aad-oo-maanta-u-geeriyooday-dhaawacaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/wasiirka-gaashandhigga-oo-sheegay-in-caddaaladda-la-horkeeni-doonno-askarigii-dhaawacay-taliyihii-guutada-2-aad-oo-maanta-u-geeriyooday-dhaawacaas\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashandhigga oo Sheegay in Caddaaladda la horkeeni doonno Askarigii dhaawacay Taliyihii Guutada 2-aad oo Maanta u geeriyooday Dhaawacaas."},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii guutada labaad ee ciidamada xoogga dowladda Soomaaliya, Gaashaanle sare Cali Guure Afdhuub  ayaa maanta magaalada Muqdisho ugu geeriyooday dhaawac gaaray xilli ay dhowaan ciidamada howlgallo amni ku howlanaayeen.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee marxuumka waxaa maanta lagu aasay qabuuraha isbitaalka Madiina ee magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka gaashaandhigga ee xukumadda Soomaaliya Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ka qayb-galay aaska marxuumka ayaa sheegay inay caddaaladda hor keeni doonaan askariga ka dambeeyay falkaas uu ku dhintay taliyaha guutada labaad ee ciidamadda dowladda.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada xoogga ee dowladda Soomaaliya Jeneraal Daahir Aaden Cilmi oo isna ka qayb-galay aaska marxuumka ayaa sheegay in talaabo sharci ah ay ka qaadi doonaan askarigii ka dambeeyay dilka Allaha u naxariistee gaashaanle sare Cali Guure Afdhuub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii guutada labaad ee ciidamada xoogga dowladda Soomaaliya, Gaashaanle sare Cali Guure Afdhuub ayaa maanta magaalada Muqdisho ugu geeriyooday dhaawac gaaray xilli ay dhowaan ciidamada howlgallo amni ku howlanaayeen. Allaha u naxariistee marxuumka waxaa maanta lagu aasay qabuuraha isbitaalka Madiina ee magaaladda Muqdisho. Wasiirka gaashaandhigga ee xukumadda Soomaaliya Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ka qayb-galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17126","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17126"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17128,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17126\/revisions\/17128"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}