{"id":17114,"date":"2013-08-25T23:57:34","date_gmt":"2013-08-25T20:57:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17114"},"modified":"2013-08-25T23:57:34","modified_gmt":"2013-08-25T20:57:34","slug":"dagaal-aad-u-qaraar-oo-ku-dhexmarey-ciidamada-dawlada-iyo-dagaalyahanada-alshabaab-muuri-iyo-no-60-ee-gob-shhose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/dagaal-aad-u-qaraar-oo-ku-dhexmarey-ciidamada-dawlada-iyo-dagaalyahanada-alshabaab-muuri-iyo-no-60-ee-gob-shhose\/","title":{"rendered":"Dagaal aad u qaraar oo ku dhexmarey ciidamada dawlada iyo dagaalyahanada alshabaab muuri iyo no 60 ee gob.sh\/hose."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo u dhaxeeyey dagaalyahanada xarakada alshabaab iyo kuwa dawlada federalka oo ay garab siinayaan kuwa Amisom ayaa waxa uu ka dhacey gobolka sh\/h\u00f3ose gaar ahaan muuri iyo No 60 oo u dhaxeeya deg.afgooye iyo degmada shalaanbood.<\/p>\n<p>Dagaalkan oo leysu adeegsadey hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxaa weerarka soo qaadey dagaalyahanada xarakada alshabaab,lamana oga qasaaraha kala gaarey labada dhinac.<\/p>\n<p>Dagaaladan oo ah kuwo mar walba soo noq noqda iyadoo dawlada feralka ah hey&#8217;adaheeda amnigu ay sheegeen in ay ka adkaadeen dagaalyahanada xarakada alshabaab oo lagala wareegey dhul badan oo ay ka talin jireen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo u dhaxeeyey dagaalyahanada xarakada alshabaab iyo kuwa dawlada federalka oo ay garab siinayaan kuwa Amisom ayaa waxa uu ka dhacey gobolka sh\/h\u00f3ose gaar ahaan muuri iyo No 60 oo u dhaxeeya deg.afgooye iyo degmada shalaanbood. Dagaalkan oo leysu adeegsadey hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxaa weerarka soo qaadey dagaalyahanada xarakada alshabaab,lamana oga qasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17114","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17114"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17142,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17114\/revisions\/17142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}