{"id":17070,"date":"2013-08-17T20:15:36","date_gmt":"2013-08-17T17:15:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17070"},"modified":"2013-08-17T23:16:45","modified_gmt":"2013-08-17T20:16:45","slug":"kooxo-hubaysan-oo-dilay-eng-axmed-shariif-xuseen-xilli-uu-kasoo-baxayay-gurigiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/kooxo-hubaysan-oo-dilay-eng-axmed-shariif-xuseen-xilli-uu-kasoo-baxayay-gurigiisa\/","title":{"rendered":"Kooxo Hubaysan oo Dilay Eng. Axmed Shariif Xuseen xilli uu kasoo baxayay  gurigiisa."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saakay degmada Shibis ee magaaalada Muqdisho lagu dillay Madaxii Farsamada Radio Muqdisho Eng.Axmed Shariif Xuseen kaasi oo lagu dillay xaafaddiisa.<br \/>\nEng.Axmed Shariif Xuseen ayaa ahaa madaxii guud ee farsamada Warbaahinta Dowladda Somalia sida TV-ga iyo Radio Muqdisho kaasi oo ka shaqeenayay muddo warbaahinta dowladda Somalia.<br \/>\nMarxuum Axmed Shariif Xuseen Ayaa horey ugu soo shaqeeyay warbaahinno badan oo ay kamid tahay Idaacaddii Banaadir oo uu xitaa kasoo ahaa farsamo yaqaan.<br \/>\nWasaaradda Warfaafinta ayaaa tacsi u dirray Eheladii uu ka geeriyooday Eng.Axmed Shariif Xuseen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay degmada Shibis ee magaaalada Muqdisho lagu dillay Madaxii Farsamada Radio Muqdisho Eng.Axmed Shariif Xuseen kaasi oo lagu dillay xaafaddiisa. Eng.Axmed Shariif Xuseen ayaa ahaa madaxii guud ee farsamada Warbaahinta Dowladda Somalia sida TV-ga iyo Radio Muqdisho kaasi oo ka shaqeenayay muddo warbaahinta dowladda Somalia. Marxuum Axmed Shariif Xuseen Ayaa horey ugu soo shaqeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17070","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17071,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17070\/revisions\/17071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}