{"id":17067,"date":"2013-08-19T06:06:26","date_gmt":"2013-08-19T03:06:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17067"},"modified":"2013-08-19T06:06:26","modified_gmt":"2013-08-19T03:06:26","slug":"amisom-oo-hor-istaagtey-sii-deynta-shekh-xasan-daahir-aweys-hugaamiyaha-qunyar-socodka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/amisom-oo-hor-istaagtey-sii-deynta-shekh-xasan-daahir-aweys-hugaamiyaha-qunyar-socodka-ah\/","title":{"rendered":"Amisom oo hor istaagtey sii deynta shekh xasan daahir aweys hugaamiyaha qunyar socodka ah."},"content":{"rendered":"<p>Shekh xasan daahir aweys oo gacanta ugu jirey dawlada federalka soomaaliya ayaa waxaa arrimihiisa xoriyada saameyn ku yeeshey ciidamada amisom ee dalka ku sugan.<\/p>\n<p>Sida ay tilmaamayaan warar xog ogaal ah ayaa waxaa la sheegayaa in shekh xasan daahir aweys oo markii ugu horeysey laga soo saarey halki uu ku xirnaa ayna kulan la yeesheen odayaal wax garad iyo saraakiil dawlada kasocota,leysku afgartey qodobadi laga wada hadley,hase yeeshee ay diidmo muujiyeen ciidamada amisom.<\/p>\n<p>Diidmada ay la yimaadeen ciidamada amisom ee la xiriirta sii deynta sh.xasan daahir aweys ayaa kusoo beegmeysa xilli leys lahaa waa la dhameeyey qodobo la hordhigey sheekha uuna codsadey in shareecada islaamka loo bandhigo loona balamey mar kale in khamiistan soo socota leysku soo noqdo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shekh xasan daahir aweys oo gacanta ugu jirey dawlada federalka soomaaliya ayaa waxaa arrimihiisa xoriyada saameyn ku yeeshey ciidamada amisom ee dalka ku sugan. Sida ay tilmaamayaan warar xog ogaal ah ayaa waxaa la sheegayaa in shekh xasan daahir aweys oo markii ugu horeysey laga soo saarey halki uu ku xirnaa ayna kulan la yeesheen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17067","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17067"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17076,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17067\/revisions\/17076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}