{"id":17060,"date":"2013-08-17T22:58:20","date_gmt":"2013-08-17T19:58:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17060"},"modified":"2013-08-17T22:58:20","modified_gmt":"2013-08-17T19:58:20","slug":"madaxii-farsamada-radio-muqdisho-axmed-shariif-oo-deg-shibis-lagu-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/madaxii-farsamada-radio-muqdisho-axmed-shariif-oo-deg-shibis-lagu-diley\/","title":{"rendered":"Madaxii farsamada radio muqdisho Axmed shariif oo deg.shibis lagu diley."},"content":{"rendered":"<p>Agaasimihii waaxda farsamada radio muqdisho axmed shariif ayaa maanta lagu diley degmada shibis ee gobolka banaadir,allaha u naxariistee marxuumka oo sugnaa meel biibito ah ayaa niman bistoolado ku hubeysan toogteen.<\/p>\n<p>Nimanki hubeysnaa ee marxuumka toogtey ayaa ka baxsadey goobtii uu dilku ka dhacey,iyadoo ay goobta soo gaareen ciidamada amniga ayna sheegeen in ay dabagal kusameyn doonaan soona qabandoonaan gacanku dhiiglayaasha ahaa ee dilkaa ka danbeeyey.<\/p>\n<p>Dilka wariyeyaasha,madaxda iyo shaqaalaha dawladda ayaa beryahan kusoo kusoo kordhaya muqdisho,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo la sheegayo falal amni darro iyo qafaal gabdho la faraxumeeyey oo gobolkan banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimihii waaxda farsamada radio muqdisho axmed shariif ayaa maanta lagu diley degmada shibis ee gobolka banaadir,allaha u naxariistee marxuumka oo sugnaa meel biibito ah ayaa niman bistoolado ku hubeysan toogteen. Nimanki hubeysnaa ee marxuumka toogtey ayaa ka baxsadey goobtii uu dilku ka dhacey,iyadoo ay goobta soo gaareen ciidamada amniga ayna sheegeen in ay dabagal kusameyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17060","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17060"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17064,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17060\/revisions\/17064"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}