{"id":17051,"date":"2013-08-16T16:51:42","date_gmt":"2013-08-16T13:51:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17051"},"modified":"2013-08-16T16:51:42","modified_gmt":"2013-08-16T13:51:42","slug":"maraykanka-oo-tababar-u-soo-xiray-saraakiil-ka-tirsan-booliska-uganda-oo-ku-soo-fool-leh-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/maraykanka-oo-tababar-u-soo-xiray-saraakiil-ka-tirsan-booliska-uganda-oo-ku-soo-fool-leh-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo tababar  u soo xiray saraakiil ka tirsan Booliska Uganda oo ku soo fool leh gudaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiil gaaraya 145 saraal oo u dhashay Uganda isuguna jira Boolis iyo Military kuwaasoo dhawaan la qorshaynayo in Soomaaliya loo soo daabulo ayaa Saraakiil Maraykan ah waxay u soo xireen tababar in muddo ah u socday.<br \/>\nSaraakiishaan ayaa la baray casharo ku saabsan hab la dhaqanka bulshada, ka dagaalanka dhulka magaalooyinka ah iyo xirfado dhanka caafimaadka la xariira sida uu qoray Wargeyska New vision ee ka soo baxa dalka Uganda.<\/p>\n<p>Wasaaradda difaaca Uganda ayaa waxay sheegtay in saraakiishaan oo tababarka ku qaatay xerada degmada Nakaseke ee dalka Uganda ay dhawaan u soo safri doonaan dalka Soomaaliya si ay ugu biiraan howlgalka AMISOM.<br \/>\nMadaxa xiriirka safaaradda Maraykanku ku leeyahay magaalada Kampala Col. William Wyatt ayaa sheegay in saraakiishaan ay wax badan ka fahmeen tababarka ay qaateen qaateen.<br \/>\nUganda oo ah dawladii ugu horeysay ee Soomaaliya ciidamo AMISOM ka tirsan keenta bishii March sanadkii 2007 ayaa waxaa hadda ka jooga ciidamo lagu qiyaasay ku dhowaad 10,000 oo askari waana dalka ugu badan ee ciidamada ku leh AMISOM, hogaankana u haya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiil gaaraya 145 saraal oo u dhashay Uganda isuguna jira Boolis iyo Military kuwaasoo dhawaan la qorshaynayo in Soomaaliya loo soo daabulo ayaa Saraakiil Maraykan ah waxay u soo xireen tababar in muddo ah u socday. Saraakiishaan ayaa la baray casharo ku saabsan hab la dhaqanka bulshada, ka dagaalanka dhulka magaalooyinka ah iyo xirfado dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17051","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17051"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17058,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17051\/revisions\/17058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}