{"id":17048,"date":"2013-08-16T16:50:26","date_gmt":"2013-08-16T13:50:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17048"},"modified":"2013-08-16T16:50:26","modified_gmt":"2013-08-16T13:50:26","slug":"ciidamda-kenya-iyo-al-shabab-oo-ku-dagaalamay-deegaanka-qooqaani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/ciidamda-kenya-iyo-al-shabab-oo-ku-dagaalamay-deegaanka-qooqaani\/","title":{"rendered":"Ciidamda Kenya iyo AL SHabab oo ku dagaalamay Deegaanka Qooqaani."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanayo deeganka Qooqaani oo ka tirsan gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal saacado soconayay uu ku dhexmaray Ciidamada Kenya iyo Dagalyahanada kooxda AL SHabab.<br \/>\nIska horimaadkan ayaa bilowday ka dib markii dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka degaanka Qooqaani oo ku yaala inta u dhexeysa degmada Afmadow iyo degaanta Taabta ee gobolka J\/hoose.<br \/>\nGoob joogayaal ku sugan Qooqaani ayaa warbaahinta qaarkood u sheegay in dagaalkaas uu ahaa kii ugu cuslaa ee mudooyinkan ka dhaca deegaankaas, kaasoo la isku adeegsaday hub kala duwan oo ay ku jiraan rasaasta ka dhacda qoryaha waaweyn iyo madaafiic u badan hoobiyeyaal, iyagoo intaa ku daray in dagaalka oo socday muddo ka badan sadex saacadood uu qaboobay markii dagaalyahanadii ka tirsanaa Al-shabaab ee weerarka soo qaaday ay halkaas dib uga laabteen.<br \/>\nDagaalkii xalay ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac inkastoo aan tirakoob sax ah laga heynin.<br \/>\nDeegaanka Qooqaani ayaa waxaa la sheegay inay kusoo dhaceen madaafiic ay isku adeegsanayeen dhinacyadii dagalamayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanayo deeganka Qooqaani oo ka tirsan gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal saacado soconayay uu ku dhexmaray Ciidamada Kenya iyo Dagalyahanada kooxda AL SHabab. Iska horimaadkan ayaa bilowday ka dib markii dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka degaanka Qooqaani oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17048","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17048","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17048"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17049,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17048\/revisions\/17049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}