{"id":17036,"date":"2013-08-15T22:46:41","date_gmt":"2013-08-15T19:46:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17036"},"modified":"2013-08-15T22:46:41","modified_gmt":"2013-08-15T19:46:41","slug":"ciidamada-dowladda-somalia-iyo-al-shabab-oo-ku-dagaalamay-deegano-katirsan-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/ciidamada-dowladda-somalia-iyo-al-shabab-oo-ku-dagaalamay-deegano-katirsan-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda Somalia iyo AL Shabab  oo ku dagaalamay Deegano katirsan Gobolka Bakool."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in Dagaal culus uu ka dhacay degaano ka tirsan duleedka magaalada Xudur ee gobolka Bakool kuwasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo Al-shabaab.<br \/>\nWararku waxay sheegayaan in dagaalkan oo dhacay shalay galab uu yimid ka gadaal markii ciidamo ka tirsan dowlada oo ka soo dhaqaaqay degmada Ceel-barde ay weerar ku soo qaadeen fariisimo ay Al-shabaab ku leeyihiin duleedka magaalada Xudur.<br \/>\nLabada dhinac ayaa dagaalkaas isku adeegsaday hub kala duwan iyadoo maamulka dowlada een gobolka Bakool uu sheegay iney khasare culus gaarsiiyeen Al Shabab.<br \/>\nMaxamed Macalin oo ah Gudoomiyaha gobolka Bakool ayaa sheegay in dagaalkaas ay kula wareegeen fariisimo ay Al-Shabaab laheyd haatana ay kaabiga u saaran yihiin degmada Xudur.<br \/>\n\u201cIllaa 10 nin ayaa cadowga looga dilay dagaalkaas qaar kale oo badana waa laga dhaawacay, goobihii ay gadhiyeena waan kala wareegnay Xudur ayaan hadda kaabiga u fuulnaa: ayuu intaa ku daray Maxamed Macalin.<br \/>\nMar uu ka hadlayey khasaaraha soo gaaray dhinacooda ayuu sheegay iney labo askari ka dhinteen dhowr kalena ka dhaawacmeen, isagoo xusay iney sii wado doonaan dagaalka illaa Al-shabaab ay ka saaraan gobolada Bay iyo Bakool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in Dagaal culus uu ka dhacay degaano ka tirsan duleedka magaalada Xudur ee gobolka Bakool kuwasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in dagaalkan oo dhacay shalay galab uu yimid ka gadaal markii ciidamo ka tirsan dowlada oo ka soo dhaqaaqay degmada Ceel-barde ay weerar ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17036","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17036"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17039,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17036\/revisions\/17039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}