{"id":17031,"date":"2013-08-15T22:37:49","date_gmt":"2013-08-15T19:37:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17031"},"modified":"2013-08-15T22:37:49","modified_gmt":"2013-08-15T19:37:49","slug":"maamulka-shabelaha-dhexe-oo-ka-hadlay-fatahaad-uu-sameeyay-wabiga-shabelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/maamulka-shabelaha-dhexe-oo-ka-hadlay-fatahaad-uu-sameeyay-wabiga-shabelle\/","title":{"rendered":"Maamulka Shabelaha Dhexe oo ka hadlay Fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabelle."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Shabelaha Dhexe dhinaca Maaliyadda Cali Ibraahin (Cali Ciideey) ayaa sheegay in  ay wadaan dadaalo ay kaga hortagayaan fatahaadaha uu sameeyay Wabiga Shabelle.<br \/>\nKu xigeenka Guddoomiyaha gobolka Shabelaha Dhexe ayaa intaas ku daray in xaafadaha uu ku fatahay wabiga ay kamid tahay xaafadda Buula Shiikh oo ka tirsan Magaalada Jowhar taasi oo si weyn uu ugu fatahay wabiga.<br \/>\nDhawan ayay ahayd markii Wabiga Shabelle uu Fatahaado ka sameeyay Degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabelaha Dhexe islamarkaasna gaystay qasaaro hantiyadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Shabelaha Dhexe dhinaca Maaliyadda Cali Ibraahin (Cali Ciideey) ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo ay kaga hortagayaan fatahaadaha uu sameeyay Wabiga Shabelle. Ku xigeenka Guddoomiyaha gobolka Shabelaha Dhexe ayaa intaas ku daray in xaafadaha uu ku fatahay wabiga ay kamid tahay xaafadda Buula Shiikh oo ka tirsan Magaalada Jowhar taasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17031","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17032,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17031\/revisions\/17032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}