{"id":17027,"date":"2013-08-15T11:24:44","date_gmt":"2013-08-15T08:24:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17027"},"modified":"2013-08-15T11:31:05","modified_gmt":"2013-08-15T08:31:05","slug":"askar-ka-goosatay-shiikh-axmed-madoobe-iyo-col-barre-hiiraale-oo-baraawe-lagu-soo-bandhigay-daawo-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/askar-ka-goosatay-shiikh-axmed-madoobe-iyo-col-barre-hiiraale-oo-baraawe-lagu-soo-bandhigay-daawo-sawiro\/","title":{"rendered":"Askar Ka Goosatay Shiikh Axmed Madoobe Iyo Col Barre Hiiraale oo Baraawe Lagu Soo Bandhigay (DAAWO SAWIRO)"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/08\/Askar%20Baraawe%20shabaab%201%203.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/08\/Askar%20Baraawe%20shabaab%201%203.jpg\" alt=\"Askar%20Baraawe%20shabaab%201%20(3)\" width=\"645\" height=\"431\" class=\"alignleft size-full wp-image-17029\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/08\/Askar%20Baraawe%20shabaab%201%203.jpg 645w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/08\/Askar%20Baraawe%20shabaab%201%203-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xarakada Al SHabaab ayaa Magaalada Baraawe Ee Gobolka Sh\/Hoose Ku soo Bandhigtay Askar La Sheegay In ay Ka Soo Goosteen Madaxweynaha Maamulka Jubboland Shiikh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Iyo Col Barre Aadan Shire Barre Hiiraale<\/p>\n<p>Ciidamadan Soo Goostay ayaa La Sheegay In ay Wateen Qoryaha Nuuca Loo Yaqaan AK 47 Iyo Booshashkooda<\/p>\n<p>Askartaan Oo tiradooda Gaaraya Ilaa Iyo 5 Askari ayaa Waxa ay Ka Soo Kala Goosteen Maamulka raaskambooni Iyo Ciidamada Barrre Hiiraale Waxa ayna wararku Intaa Ku Darayaan In Mid Ka Mid ah Askartaasi ay ahayad Qof dumar ah <\/p>\n<p>Maamulka Xarakada Al Shabaab Ee Baraawe ayaa Ka Hadlay Halka Lagu Soo bandhigay Waxa ay Sheen In ay Askartaani  Ka Toobad Keeneen Danuubtii ay Horey U Galen  Waa Sida ay Hadalka U dhigeen<\/p>\n<p>Ilaa Iyo Haatan Ma Jiro wax war ah Oo Ka Soo Kala Baxay Maamulka Raaskambooni Iyo Kan barre Hiiraale Ee Ku aadan Goosashada Askartaa<\/p>\n<p>Marar Dhowr ah ayaa Sidaan Oo Kale  Ciidamada Ka Tirsan Raaskambooniyiinta Ku soo Biireen Xarakada Al Shabaab Taasoo ay Mar Waliba beeniyaan Maamulka Axmed Madoobe Laakiin Dhab ahaanta Warkaani ayaa waxa ay Shabaabku Ku Muujiyeen Sawiro Laga Qaaday Ragga La Sheegay In ay Soo Goosteen <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al SHabaab ayaa Magaalada Baraawe Ee Gobolka Sh\/Hoose Ku soo Bandhigtay Askar La Sheegay In ay Ka Soo Goosteen Madaxweynaha Maamulka Jubboland Shiikh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Iyo Col Barre Aadan Shire Barre Hiiraale Ciidamadan Soo Goostay ayaa La Sheegay In ay Wateen Qoryaha Nuuca Loo Yaqaan AK 47 Iyo Booshashkooda Askartaan Oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17027","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17027"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17030,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17027\/revisions\/17030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}