{"id":1702,"date":"2011-07-02T17:30:25","date_gmt":"2011-07-02T17:30:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1702"},"modified":"2011-07-02T17:30:25","modified_gmt":"2011-07-02T17:30:25","slug":"puntland-oo-xukun-sharci-dara-ah-ku-riday-wariye-ka-mid-ah-kuwa-ka-howl-gala-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/puntland-oo-xukun-sharci-dara-ah-ku-riday-wariye-ka-mid-ah-kuwa-ka-howl-gala-puntland\/","title":{"rendered":"Puntland Oo Xukun Sharci Dara Ah Ku Riday Wariye Ka Mid Ah Kuwa Ka Howl Gala Puntland"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/strong>Wariye Feysal Maxamed Xasan Boston oo ka mid ah wariyayaasha ka howl gala deegaanada Puntland ayaa Maxkamada Puntland waxay ku xukuntay xukun sharci dara ah oo jeebkeeda ah<\/p>\n<p>Wariyahaan oo ka mid ah wariyayaasha ugu firfircoon deegaanada Puntland ayaa waxaa lagu xukumay Mudo dhowr sano ah ka dib markii lagu eedeeyay war uu qoray kuna saleysnaa xaqiiqda Deeganada Puntland Ka jirta<\/p>\n<p>Wariye Feysal Maxamed Xasan Boston aya imika ku jira jeelka Magaalada Boosaaso<\/p>\n<p>Waxaana xukunka wariyahaan ay muujineysaa caburinta ka jirta deegaanada la magacbaxay Puntland oo wariyayaasha si xor ah aan ugu shaqeyn karin<\/p>\n<p>Maamulka Faroole ayaa diidan sheegista wararka xaqiiqda ah ee loo soo gudbinayo bulshada Soomaaliyeed waxaana Maamulkaan Faroole tacadiyo iyo dhibaatooyin ay u geystaan qeybaha bulshada ee ku hoos nool Maamulka Islaam la dirirka ee Puntland<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Baarlamaanka-Puntland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1703\" title=\"Baarlamaanka-Puntland\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Baarlamaanka-Puntland.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"224\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wariye Feysal Maxamed Xasan Boston oo ka mid ah wariyayaasha ka howl gala deegaanada Puntland ayaa Maxkamada Puntland waxay ku xukuntay xukun sharci dara ah oo jeebkeeda ah Wariyahaan oo ka mid ah wariyayaasha ugu firfircoon deegaanada Puntland ayaa waxaa lagu xukumay Mudo dhowr sano ah ka dib markii lagu eedeeyay war uu qoray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1702","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1702","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1705,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1702\/revisions\/1705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}