{"id":17018,"date":"2013-08-13T19:03:34","date_gmt":"2013-08-13T16:03:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17018"},"modified":"2013-08-14T04:40:31","modified_gmt":"2013-08-14T01:40:31","slug":"somaliland-oo-diiday-ka-qeybgalka-shirka-belgium-ka-ee-arrimaha-somalia-looga-hadlayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/somaliland-oo-diiday-ka-qeybgalka-shirka-belgium-ka-ee-arrimaha-somalia-looga-hadlayo\/","title":{"rendered":"Somaliland oo diiday ka qeybgalka shirka Belgium-ka ee arrimaha Somalia looga hadlayo."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa maanta sheegtay in aysan ka qeyb galaynin shirka lagu wado in bisha soo aadan September uu ka dhaco magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium-ka.<br \/>\nMidowga yurub ayaa sheegay inay qaban doonaan shir looga hadlayo arrimaha Somalia kaas oo diiradda lagu saarayo sidii dhaqaale looga arruurin lahaa dalka ku yaallo geeska Afrika ee Somalia.<br \/>\nWasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yooonis oo maanta u waramaya warbaahinta ayaa sheegay in maamulkiisa aysan ka qeybgalaynin shirka ka dhacaya Beljimka kaas oo dhaqaale loogu arruurinayo dalka Somalia.<br \/>\nDhawaan ayay ahayd markii maamul goboleedka Puntland uu sheegay inuusan ka qeyb galaynin shirka ka dhacaya Brussels ee dhaqaalaha loogu arruurinayo Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa maanta sheegtay in aysan ka qeyb galaynin shirka lagu wado in bisha soo aadan September uu ka dhaco magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium-ka. Midowga yurub ayaa sheegay inay qaban doonaan shir looga hadlayo arrimaha Somalia kaas oo diiradda lagu saarayo sidii dhaqaale looga arruurin lahaa dalka ku yaallo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17018","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17018","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17018"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17019,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17018\/revisions\/17019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}