{"id":17011,"date":"2013-08-17T22:23:32","date_gmt":"2013-08-17T19:23:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17011"},"modified":"2013-08-17T22:23:32","modified_gmt":"2013-08-17T19:23:32","slug":"muqdisho-oo-dilalku-kusoo-badanayaan-iyo-12-qofoo-maanta-lagu-diley-meelo-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/muqdisho-oo-dilalku-kusoo-badanayaan-iyo-12-qofoo-maanta-lagu-diley-meelo-kala-duwan\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo dilalku kusoo badanayaan iyo 12 qofoo maanta lagu diley meelo kala duwan."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho ayaa waxaa ku soo kordhaya dilalka iyadoo maanta keliya muqdisho lagu diley ilaa 12 qof meelo kala duwan.<\/p>\n<p>Dilalkan oo loo aaneynayo in ay ka danbeeyaan dagaalyahanada xarakada alshabaab ayaa dhamaantood dadka la diley waxey shaqaale ka yihiin hey&#8217;adaha dawlada federalka soomaaliya hase yeeshee ma muuqato wax ay dawladu iska xilsaareyso difaaca shaqaalaha iyo dadka rayidka ah ee ay masuuliyad\u00f6oda sheeganeyso.<\/p>\n<p>Dilalkan ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranku sheegey in ay soo qabqabteen dad uu sheegey in ay ka tirsanyihiin xarakada alshabaab isla markaana maanta la toogtey nin lagu eedeeyey in uu ka danbeeyey dilkii allaha u naxariistee xasan yuusuf absuge oo ahaa wariye ka shaqeeya warbaahinta gudaha dalka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho ayaa waxaa ku soo kordhaya dilalka iyadoo maanta keliya muqdisho lagu diley ilaa 12 qof meelo kala duwan. Dilalkan oo loo aaneynayo in ay ka danbeeyaan dagaalyahanada xarakada alshabaab ayaa dhamaantood dadka la diley waxey shaqaale ka yihiin hey&#8217;adaha dawlada federalka soomaaliya hase yeeshee ma muuqato wax ay dawladu iska xilsaareyso difaaca shaqaalaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17011","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17011"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17061,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17011\/revisions\/17061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}