{"id":17008,"date":"2013-08-12T23:16:05","date_gmt":"2013-08-12T20:16:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17008"},"modified":"2013-08-12T23:20:24","modified_gmt":"2013-08-12T20:20:24","slug":"17008","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/17008\/","title":{"rendered":"Prof.Geedi \u201dXassan Sh.Wuxuu Shaqo Ka Dhigtay Isku Dirka Umadda &#038; Daadinta Dhiigooda,Kumana Fiirsan Doono."},"content":{"rendered":"<p>Prof.Cali Max&#8217;ed Geedi Raiisal wasaarihii Hore ee Soomaaliya<br \/>\nayaa waxaa uu si cad ugu eedayay dowladda xassan<br \/>\nSheekh Maxamuud in ay Masuul<br \/>\nka tahay dagaaladii ka dhacay<br \/>\nKismaayo,Sh\/Hoose Iyo Shabeelaha dhexe Isagoona Xusay In Ayasn Marnaba Faraha Ka Laaban Doonin Arimahaasi.<\/p>\n<p>Prof.Geedi Ayaa Hadalakaani Sheegay Xilli Waraysi uu siyay BBC-da Laanteeda Ku Hadasha Afka Soomaaliga Iyadoona uu ku<br \/>\nNuux Nuuxsaday Arintaani in Ay Tahay Wax lagu hungoobay<br \/>\nDowladda Federaalka Soomaaliyana ay umadda<br \/>\nsoomaaliyeed dhex dhigtay<br \/>\ndagaal iyo qalalaaso hor leh.<\/p>\n<p>Cali Max&#8217;ed Geedi Dhaleecaynta Uu U Jeediyey Dolwadda ayaa Imaanaya Xilli<br \/>\nmudooyinkanba Uu Jiray Olole uu ku taageerayo<br \/>\nmaamulka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof.Cali Max&#8217;ed Geedi Raiisal wasaarihii Hore ee Soomaaliya ayaa waxaa uu si cad ugu eedayay dowladda xassan Sheekh Maxamuud in ay Masuul ka tahay dagaaladii ka dhacay Kismaayo,Sh\/Hoose Iyo Shabeelaha dhexe Isagoona Xusay In Ayasn Marnaba Faraha Ka Laaban Doonin Arimahaasi. Prof.Geedi Ayaa Hadalakaani Sheegay Xilli Waraysi uu siyay BBC-da Laanteeda Ku Hadasha Afka Soomaaliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17008","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17008"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17012,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17008\/revisions\/17012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}